S o m a l i T a l k . c o m
Online Community
Get Your Free Space
 Wararka
· Soomaaliya
· Afrika
· Adduunka
 Xiriirka Ardada
· Students Mailing List
· SomStudents Chat
· SomStudents Forum
 Xarunta Guud
· Codkaaga Dhiibo
· Dhambaal Isudirid
· Goobta Kulanka
· Dood Cilmiyeed
· Shirka Djibout
· All-Forum
 Aqoon Guud
. Halxiraale
. Maahmaahyo
. Sheeko Xariir
. Gabay & Geeraar
. Aqoon Guud
. Eray-Bixin
 Aqoon Isweydaarsi
· Somali Chat
· Ra'ayigaaga
· Talasiin
 Jaaliyadda
· SomBeauty
· Baafinta
 Rugta Ganacsiga
· Dukaanka somalitalk
 Ku Biir Somalitalk
Guji Halkan
 Buugga Martida
Sign Guestbook by GuestWorld View
freemail

.Home | FreeWebsite | FreeEmail | TellFriends | Search | Feedback | News
w w w . s o m a l i t a l k . c o m

JAVA AF-SOOMAALI

1 | 2 | 3
BARASHADA JAVA KABILOW HALKAN
JAVA AF-SOOMAALI KUQORAN

Java Af-Soomaali waa casharro kusaabsan barashada JAVA oo kuqoran Afka Soomaaliga. Casharadaan oo aad kaabaran doontid qayb kamida kuwa ugu muhiimsan luqadda ama Afka uu Kambuyuutarku ku hadlo.

JAVA AfSoomaali waxaa soo diyaariya Guled Issa oo jooga Diemen, Holland. Waxaadna aad kala soconkartid halkan (www.java.somalitalk.com)

Sida aan ognahay waxaan kujiraa "waa" ama Qarni uu kambuyuutarku kamid ayahy aalada la adeegsado kuwa ugu horumarsan, taas oo ay ku xirantahay waxyaabo badan oo kamida hab sami u socodka adeegyada bulshada, asagoo sahlaya waxyaabo badan oo ay qaadan lahyd in laqabto wati dheer. Sidaas daraadeed barashadiisu waa laga maarmaan si bulshadeeno ay u higsato horumarka casriga cusub. dabcan qaybaha kale ee cilmiyadana waa lagamaarmaan in labarto si loo helo bulsho kadhaystiran dhan walba ee aqoonta ah.

Waxaa muhiim ah in aan fahamno waqtiga yar ee aan ku bixino barashada wax anfacaya nolosheena in aan ka heleyno faa'iidooyin badan, iyo ajar, sidaas daradeed waxaan ku boorinaynaa dhammaan shacabkeena inta aqoonta u leh cilmi kamida kuwa bulshada anfacaya in ay u soo bandhigaan, intakalena ay bartaan ilaa ay iyaguna ka noqdaan macalimiinta berrito sii gudbinaya aqoontaas.

Waxaa xusid mudan waqtiga uu walaalkeen Guled Issa kubixiyey soo diyaarinta casharadan, tan oo aan ognahay in waqtigu qaaliyahay, hadiise laga faa'iido aqoontiisa taas ayaa faa'iido weyn u ah isaga iyo dhammaan umadeena waayo waxaa la helayaa bulsho ka dhisan dhanka aqoonta, kana haqab tiran qayb kamida cilmi bulshadu u baahantahay.

Mahad waxaa leh Ilaaha awooda leh ee inoo sahlay in aan sifudud akhbaarta iyo cilmiga isugu gudbino.

Mahad gaar ah ayaan u soo jeedinayaa walaalkeen waqtigiisa qaaliga ah, mahad ballaaran ayaan u soo jeedinayaa inta ka faa'iidaysata qaybtaan.

Mahadsanididn
Qore: Mohamed Ali


BARASHADA JAVA KABILOW HALKAN
Qoraaga JAVA kala xiriir:
Guled Issa
Diemen, Holland issaguled@hotmail.com
1 | 2 | 3

Kor / Up

Posted by SomaliTalk Team


www.SomaliTalk.com
Usheeg Asxaabtaada | Talo Bixin
Allah Is Great
. Tue, November 27, 2001
JAVA GROUP
your email
SomaliTalk FreeWebsite
Login:
http://

Password:

. Get Your FreeWebsite Now
. FreeWebsite Help Section
HTML RESOURCE CENTER
. HTML Af-Soomaali
. W3School-HTML
. W3C-HTML Introduction
. HTML Tags Summary
. NCSA'S HTML Guide
. HTML Tutorial
. Draac Internet Guide
. Free HTML Course
. The HTML Guide
. HTML Primes
. Webmonkey html
. Speed HTML
. Tags References
. Webdeveloper's HTML
. Adam's Advanced HTML
. HTML Station
. Page Resource
. Basic HTML Tutorial
. html Goodies
. html Directory
. learnhtml.org
FREE TRAINING CENTER
. Free Online Training
. English for Somalis
. English Language Centre
IMAGE RESOURCE CENTER
. Animation Online
. Animation Factory
. MyImager
. CO3 Graphics
. Free Graphics
. Cool Text
. GFX Render Mechine
. Free Clipart
. AAA Clipart
. Clip-Art
. Gif Art
. Clipart Center
. 1free Clipart
. Quick Banner
. Free Clip Images
. Top 20 Free
CGI/PERL RESOURCE
. cgi-Resources.com
. Matt's Script Archive
. CGI City
. CGI Programming
. Script Search
. CGI Free2000
. CGI Resources
. Web Sripts
. CGI Freebies
. CGI Script Center
. Active Ware
. Click Scrips
TOOLS
. Internet Explorer
. Microsoft FrontPage
. Netscape
. Adobe Acrobat
. Arachnophilia
. valadeo Livesite
. Datarealm
. Sausage Software
. webmasters.efront.com
freeWeb


Top | FreeWebsite | FreeEmail | TellFriends | Feedback

somalitalk.com
Chat | Opinion | Weekly Wisdom
If You Fail To Plan, You Plan To Fail.
Copyright © 2000 somalitalk.com. All rights reserved. Privacy.