Somalitalk.com Online Community
SOMALITALK.COM
Online Community
DHEGEYSO QUR'AANKA
Halkan waxaad ka dhegeysankartaa 114 suuradood ee quraanka kariimka ah:
>> Guji halkan
HAJKA
ISLAAMKA
WARARKA
CILMIBAARIS
MAQAALLO
CAAFIMAADKA
RADIO/TV
SUNTA iyo QASHINKA
MaOgtahay khatarta ay keenikarto sunta lasheegay in Soomaaliya lagu aasay. Akhri
warbixintii Shakiib
MUSLIMIINTA DENMARK
Muslimiinta Denmark oo loo ogolaaday in ay yeeshaan dhul u gooni ah Qubuuraha Muslimiinta.
Akhri qoraalkii IbrahimSalah
DARAASAD
Daraasad lagu sameeyay Muslimiinta Maraykanka. Akhri
Qoraalkii Caddaawe
UBADKA QURBAHA
Maxaa Xal u ah Ubadka Soomaalida Qurbaha?
Guji halkan
MAPS
Somalia claims sovereignty over Ogaden, an ethnically Somali region of far eastern Ethiopia. In 1977 Somalia invaded Ogaden in an attempt to annex it, but Somali forces were defeated by the Ethiopian army in 1978. Ethiopia and Somalia signed a peace accord in 1988 but Somalia did not renounce its claim to the region.

Quote from Encarta Online

WAGGALLA MASSACRE
This act of genocide occurred in 1984 in Wagala near Wajir.
Read here
Home | FreeWebs | Email | TellFriends | Search | Feedback | Sat, Dec 01, 2001 | Allah Is Great
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
XAAMUD COLUMN
WARARKA BOORAMA

___________________________________
WQ: xaamud cali cilmi | June 14, 2001

salaamu calaykum waraxmatulaahi wa barkaat,

waxaan dhamman dadka uga digi warka in la iska ilaasho, haddii aan la hubin waxaa laga yabaa in dadku is yidhi wadaadka uun baa runsheegi, taasi macnaheedu maaha in wadaad uu warka ku dhiirado.

qofka wanaagsan oo ah mumin, waxaad ogaataa wadaadka in loo soo gudbin karo war ay wax ka si yihiin sida hada halkan aad ku arki doontaa, oo ah mid warka ah dadkii boorama in labaatan la xidhay ay tahay war aan la hubin waayo kan dambe ayaan aad ugu kalsoonahay, kadambe waa war aan idhi soo baadha dad aan ku kalsoonahay, markaa kii hore waxaa laga soo xigtay siday isoo sheegeen qolo la yidhaa,(IRIN).

1)Aa yad quraan ah Ilaah wuxuu yidhi, warka hibiya hadii mid faasiq ah war idiin keeno,oo warkaa hala cadeeyo. warkaa waxaa laga qaadanayaa qof lagu kalsoon yahay,akhlaaqdiisa iyo diintiisa.

2) Waxaa rasuulku inooga digay in qofka muslin ah, ay dambi ugu filintahay in waxkasto oo uu maqalo usheego, waa in aad ogaato qofka muminka ama muslinka qofkale wuxuu u yahay muraayad sidii rasuulku ku sheegay xadiis, maxay tartaa muraayadu? waa tan wasakh hadii aad leedahay ku tusta, waa tan wixii ceeb ama qurux aad ku aragto aad ku arki kartid.

Sidaa daraadeed Waa in lagu dadaalo runta iyo wax dadka muslinka isku soo dhoweynaya oo ah diinta.

WARKII BOORAMA OO AH MID LASOO XAQIIJIYEY,

  1. maalintii afti ku sheega todobaadkii ka horeeyey waxa dadka dhallinyarta ee dagan magaalada boorama laga mamnuucay inay israacaan, wixii laba qof ka badanna waa la xidhayey.

  2. Maalintii aftida tii ka horeysay ayey dhalinyari banaanbax sameysay. Intoo la qabtay ayaa la xidhay, wax saacado kadibna waa lasiidaayey.

  3. Sanduuqda waxa la dhigay meelaha biyaha laga dhaansado, caruurta biyaha loo dirto ayaa waraaqaha qaadanaysay. Qaar way ku ridayeen, qaar kalana way la hoyanayeen. Sida la igu yidhi dad lacag la siiyey way jiraan oo dumarkooda iyo caruurtooda iyo wixii wadan karaanba meesha ay aftidu ka dhacaysay geynayey .
  4. Murti ahaan Awdal way goysey afti beeneeka, tirada la sheegayana dadku lama yaabin, waayo tiro hore loo samaystay ayey ahayd.

WAXAAN IDIN XASUUSIN MAQAALKII NINII DIINTA U GAFAY OO AH SHARIIF, WAAN SOO WADAA EE FADLAN SII AKHRISO MAQAALAKAN LOOGU JAABAY, OO AH (FRIDAY JUNE 8 THE TORONTO ISTAR) . AQUESTION OF FAITH, LASOCO MAQAALADA SOO SOCDA, WIXII TALO IYO TUSEELE, SOO DIR LAAKIN ISKA ILAALI SIDAA NINKA AY DHIBTAY SIDA HORDHACA AAN ULA HADLAY SHARIIF, LAAKIIN MA DHIBIN GAFKA UU U GAYSTAY SHARIIF DIINTA ISLAAMKA IYO, MUSLIMIINTA DHAMAANTOOD, WAXAY AHAY WAXAA WAX LA YAABO, QOF ILAAHAY AAN KA XISHOONAYN OO DADKA KA XISHOONAYA,

salaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaat.

Qore: xaamud cali cilmi (abu cali alathari asalafi Asoomaali)
hamud13@hotmail.com


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.
QORAALADA XAAMUD:
1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | Towxiidka | Islaamnimada | Ahmiyadda.Salaadda | Jinka.1 | Jinka.2 | Jinka.3 | Awdal | khalidmosque | Day.of.Judgment | Cajiib | Sports | Shiikh.Umal | Dhis.Masji | Fikir | Fikir2 | Fikir3 | Khat | Qabiil | Waqtiga

More
Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
.


Copyright © 2001 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy


Saxaabada | Baro-HTML | Zakaat | | Sombeauty | Kids-Safety
Dr.Osman | Dr.Ibrahim | PMA | Codka-Aamusanaha | Guryasamo Xariri
Xawar | Saahid | Umuuraha-Islaamka | Abshir-Abshir | SRG | BCCP | SPR | Barkhadle
Caddaawe | Leyla | SSC | Ingiriis Deeq | Soyan | YusufOsman | Shiekhsabah | Wardhere
Wardhere | Wardhere | Wardhere | Wardhere | Gaashaan | Gaashaan | Sacmaal | PCC