Somalitalk.com Online Community
SOMALITALK.COM
Online Community
DHEGEYSO QUR'AANKA
Halkan waxaad ka dhegeysankartaa 114 suuradood ee quraanka kariimka ah:
>> Guji halkan
HAJKA
ISLAAMKA
WARARKA
CILMIBAARIS
MAQAALLO
CAAFIMAADKA
RADIO/TV
SUNTA iyo QASHINKA
MaOgtahay khatarta ay keenikarto sunta lasheegay in Soomaaliya lagu aasay. Akhri
warbixintii Shakiib
MUSLIMIINTA DENMARK
Muslimiinta Denmark oo loo ogolaaday in ay yeeshaan dhul u gooni ah Qubuuraha Muslimiinta.
Akhri qoraalkii IbrahimSalah
DARAASAD
Daraasad lagu sameeyay Muslimiinta Maraykanka. Akhri
Qoraalkii Caddaawe
UBADKA QURBAHA
Maxaa Xal u ah Ubadka Soomaalida Qurbaha?
Guji halkan
MAPS
Somalia claims sovereignty over Ogaden, an ethnically Somali region of far eastern Ethiopia. In 1977 Somalia invaded Ogaden in an attempt to annex it, but Somali forces were defeated by the Ethiopian army in 1978. Ethiopia and Somalia signed a peace accord in 1988 but Somalia did not renounce its claim to the region.

Quote from Encarta Online

WAGGALLA MASSACRE
This act of genocide occurred in 1984 in Wagala near Wajir.
Read here
Home | FreeWebs | Email | TellFriends | Search | Feedback | Tue, Dec 11, 2001 | Allah Is Great
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
XAAMUD COLUMN
QURUX MALE ADDUUN,GEERIDA XASUUSTA

___________________________________
WQ: xaamud cali cilmi | June 11, 2001

salaamu calaykum waraxmatulaahi wa barkaat,

Nolasha adduunyadu waxay ka mid tahay nimcooyinka faraha badan uu ilaahay innagu nimcaystay. Waa nolol qof walba laga abaal marin doono isaga oo aan cid la dulmayn. Maalinta qiyaamaha waa xisaab iyo camal. maanta oo addunka aan joogno waa miro beeris iyo aakhiro u shaqayso. Maalinta qiyaamaha waa midho gurasho iyo abaal-marin.

Qofna addunyadan kuma waarayo, nolosheeduna waa hakad gaaban. Adduunyada waa guri aan lagu waari doonin, goor ay noqataba waxaa loo wada hayaami si loo kola horeebaya haygii kama dambaynt Aakhiro.

waxaa inbadan la inooga digay inaynu nolasha isa siino. Waano iyo digniin inoogu filan hadalan hoos ku qoran ee dhagaha raariciya. Qofkii ilaahay waaniyo ayaa waansan.

Ibna cumar(ilaahy raali haka noqdee)waxaa uu ka wariyey rasuulka (nabad galyo iyo naxaris alaah korkiisa ha ahaato) ayaa garbaha intuu i qabtay igu yidhi,(aduunyada ku ahaw sidii qof qariib ah, ama masaafir gudbaya. Ibna cumara waxaa uu dadka ku waanin jiray: haduu gabalku kuu dhaco,waagu in uu kuu baryo ha ku tala galin,haduu waagu kuu baryo,haku talagin in gabalku kuu dhaco.

Waxaa ibna maajah xadiis xasan ah uu ka wariyey in nabigu yidhi(nabad galyo iyo naxariis alaah korkiis ha ahaato)in uu yidhi,adduun yadu way nacdalantahay, iyo waxa jooga waa nacdal yihiin, ilaa kuwa haya dikriga ilaahay, iyo caalimka, iyo wixiila halmaala,iyo kuwa waxbaranaya,iyo midka wax baray. afrtan waxaan ahayn waa dhaxal-wareeg iyo dhabano hays qiyaamaha.

Dadkii wanaag sanaa ee inaga horeeyey waxay noloshooda ku dabiqi jireen xadiiskan,kor ku xusan waxay ahaayeen qaar ku mashquula dikriga ilaahay,waxay ahaayeen qaar ku mashquul waxa ilaahay raali ka yahay,cumar ibnu khidaan waxaa laga hayaa (ilaahay raali haka noqdee),naftiina xisaab, inta aan la idin xisaabin, miisaama inta aan la idin miisaamin.Una diyaar garoob bandhiga wayn ee qiyaamaha.Xasan albasri oo ah taabic (ilaahay raali haka noqdee)wuxuu yidhi, maalin kasta oo waagu dilaaco, samada ayaa laga yidhaa ibna- aadam waxaan ahay maalin cusub, camalkaagana markhaati baan ka ahay.Iga faa'iidayso inta aan gacanta kuugu jiro-dib iima arki doontid qiyaamaha horteed.

wuxuu yidhi cadaa bin abii rabaax (ilaahay raali konqdee)miyey daan ka xishoonayn in la idin soo hor dhigo, kitaab ay ka buuxdo waxaad maanta oo dhan ku hadleyseen oo ay ku jirto hadal ay Aakhiro dan idiinku jirto .

waxaan leehay qof walba oo forumka kujira (ama akhrista boggan) hadalkaaga ku dar wax khayr ah sii aad u nabad gasho, waxaan ku gaba gabayn in ilaahay laga baqo oo diinta lagu dadaalo, waxaan maqaal kan ku xiga ka hadli(shuruuda shahaadaa)ee la soco,

(QURUX MALE ADDUUNYO QABRAA INIG DAMBEEYOO,QIYAAMA INA SUGAAYOO QUMANAW RASUULKIYO ,QURAANKA AYNU RAACNO,WAXBA YAAN ADDUNYADA, LAGA DABA DHICIN OO AAN LAGU HODMI DHALANTEED KEED,LAGU WAARI MAYE,AaKHIRO YAAN LA HILMAAMIN,OO AAYIHIIN HAGAAJA , Aakhiro la hurayne)""".

salaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaat.

xaamud cali cilmi (abu cali alathari asalafi)
hamud13@hotmail.com


Jawaab qoraalkii Ali shariif
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.
QORAALADA XAAMUD:
1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | Towxiidka | Islaamnimada | Ahmiyadda.Salaadda | Jinka.1 | Jinka.2 | Jinka.3 | Awdal | khalidmosque | Day.of.Judgment | Cajiib | Sports | Shiikh.Umal | Dhis.Masji | Fikir | Fikir2 | Fikir3 | Khat | Qabiil | Waqtiga

More
Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
.


Copyright © 2001 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy


Saxaabada | Baro-HTML | Zakaat | | Sombeauty | Kids-Safety
Dr.Osman | Dr.Ibrahim | PMA | Codka-Aamusanaha | Guryasamo Xariri
Xawar | Saahid | Umuuraha-Islaamka | Abshir-Abshir | SRG | BCCP | SPR | Barkhadle
Caddaawe | Leyla | SSC | Ingiriis Deeq | Soyan | YusufOsman | Shiekhsabah | Wardhere
Wardhere | Wardhere | Wardhere | Wardhere | Gaashaan | Gaashaan | Sacmaal | PCC