SOMALITALK.COM
Online Community
|
|
DHEGEYSO QUR'AANKA
|
Halkan waxaad ka dhegeysankartaa 114 suuradood ee quraanka kariimka ah:
>>
Guji halkan
|
|
HAJKA
|
|
|
ISLAAMKA
|
|
|
WARARKA
|
|
|
CILMIBAARIS
|
|
|
MAQAALLO
|
|
|
CAAFIMAADKA
|
|
|
RADIO/TV
|
|
|
SUNTA iyo QASHINKA
|
MaOgtahay khatarta ay keenikarto sunta lasheegay in Soomaaliya lagu aasay. Akhri
warbixintii Shakiib
|
|
MUSLIMIINTA DENMARK
|
Muslimiinta Denmark oo loo ogolaaday in ay yeeshaan dhul u gooni ah Qubuuraha Muslimiinta.
Akhri qoraalkii
IbrahimSalah
|
|
DARAASAD
|
Daraasad lagu sameeyay Muslimiinta Maraykanka. Akhri
Qoraalkii Caddaawe
|
|
UBADKA QURBAHA
|
Maxaa Xal u ah Ubadka Soomaalida Qurbaha?
Guji halkan
|
|
MAPS
|
Somalia claims sovereignty over Ogaden, an ethnically Somali region of far eastern Ethiopia. In 1977 Somalia invaded Ogaden in an attempt to annex it, but Somali forces were defeated by the Ethiopian army in 1978. Ethiopia and Somalia signed a peace accord in 1988 but Somalia did not renounce its claim to the region.
Quote from Encarta Online
|
|
WAGGALLA MASSACRE
|
This act of genocide occurred in 1984 in Wagala near Wajir.
Read here
|
|
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
|
CAMBAROBAADIL.SOMALITALK.COM
|
... Anigoo Cambaro Baadil Ah
________________________________
Cambaro Waxaytiri | June 8, 2001
Waxaa la iisheegay in diyaarad cusub oo la yidhaado Air Somalia loo diiday in ay fadhiisato Hargeisa kana shaqaso dawladda la magac baxday Soomaaliland. Isla markaana diyaarad Itoobiyaan ah loo ogolaaday in ay ku degto Hargeesa kana shaqayso "Soomaaliland". Sababta Air Somalia loo diiday waa magac Somali ah ee ay sidato. Dinac kale Suleemaan Adan Maxamuud oo loo yaqaan Suleemaan Gaal ayaa xabsiga loo taxaabay markii uu dad Soomaalinimo raba kula shiray Jabuuti.
Annigoo Cambaro Baadil ah ayaan waxaan la yaabanahay, hadii uu sidaas yahay xaalka maamulka "Soomaaliland" iyadoon weli la ictiraafin, bal siduu ka yeeli doona wixii Soomaalinimo raba hadii la ictiraafo.
Qore: Cambaro Baadil
inabadil@hotmail.com
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.
|
CAMBARO WAXAYTIRI:
1 |
2
| 3
| 4
|
|
Powered by
www.SomaliTalk.com All About Somalia and More...
|
>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
|
|
Allah Is Great
|
.
|
Kulankii Soomaalida Australia (Somali Symposium)
Halkan ka akhri
June 5, 2001
|
Wareeysi Mohamud Daar la yeeshay Raxmo adeerkeed. Raxmo waxay ahayd gabaryar oo tobanjir ah oo 7/03/01 gaari ku derderay Auckland , New zealand
Halkan ka akhri
April 7, 2001
|
Soobooqo bogga Soomaalida Qurbaha. Guji halkan
|
|