S o m a l i T a l k . c o m
Online Community
Get Your Free Space

. Siirada rasuulka
. Axkaamta Ramadaanka
. Sakada Maalka

.Home | FreeWebsite | FreeEmail | TellFriends | Search | Feedback | News
www.saxaabada.somalitalk.com
S o m a l i T a l k . c o m Online Community

HABNOLOLEEDKII SAXAABADA RASUULKA (scw)

Ibrahim Salah Ibrahim Salah Aden
Qoraaga habnololeedka Saxaabada

Ibrahim Salah Aden
Email: ibra88@hotmail.com
Odense, Denmark

Habnololeedkii Saxaabada Rasuulka waa duruus taxane ah.

Waxaa duruustaas aadka u qiimaha badan soo diyaariyey (mahadi haka gaartee) Ibrahim Salah Aden oo degan magaalada Odense ee dalka Denmark.

Qoraaladaan iyo casharadani waxay kasbadeen magac aad u dheer oo ay ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan cirifyada caalamka. Waxaana casharadaan lasocda akhristayaasha ugu badan ee akhrista bogga SomaliTalk.com.

Waxaana casharadaan sida qaalibka ah lacusboonaysiiyaa bilwalba labajeer taas oo qiyaastii ku beegan bilwalba bilowgeeda (ama 1-da) iyo dhexdeeda (ama 15-keeda), haddii Allah awooda sare leh uu qadaro.

Waxaan kudadaaleynaa, insha Allah, in aan jadwalkaas kor kuxusan aan u xafidno ama ugu dadaalo in aan hirgelino sida ugu macquulsan ee bini-Aadamku karo ama awooda.

Dhankiina waxaan ka codsaneynaa in aad qoraaladaan aadka muhiimka u leh aad gaarsiisaan ama sii faafisaan intii aad awoodaan.

Si fudud si aad u xusuusnaataan cinwaanka qaybtaan, waxaan u asaasnay cinwaan fudud oo ah saxaabada.somalitalk.com . Haddaba fadlan haddii aad bog Internet ah leedahay kuxiriiri cinwaankan, haddii kale boggaan kudar bogaga kuugujira kambuyuutarkaaga oo aad sida sahalkaa ah u tegikartid, taabo ama riix "CTRL-D".

Bahda SomaliTalk waxay mahad aad u ballaaran u tebinayaan Ibrahim sida qiimaha leh ee uu usoo habeeyey barnaamijkan oo faa'iido weyn u leh mujtamaca Soomaalida ah iyo dhammaan Islaamka. Waxaa kale oo aan Ibrahim uga mahad celineynaa waqtiga qaaliga ah ee uu ku bixiyey qorida qoraaladan qiimaha badan leh.

Waxaa kale oo aan mahad usoo jeedineynaa akhristayaasha SomaliTalk, kuwaas oo taageero iyo dhiirigelin weyn noo soo tebiyey sidii aan barnaamijkaan u hir gelin lahayn.

Waxaan dhammaantiin idiin rajeyneynaa horumar iyo baraare.

Khayr farabadan ayaan ugu ducayney qoraaga iyo qofkii akhriya oo sii faafiya.

Wabilaahi Towfiiq.


Waxaad qoraaga kala xiriiri kartaan:

Ibrahim Salah Aden
Email: ibra88@hotmail.com
Odense, Denmark
Ibrahim waxa uu ku talajiraa, insha Allah, in uu Kitaab kaqoro qoraaladaan. Wixii talo iyo tusaale ah iyo su'aalaaha kusaabsan qoraaladaan waxaad u tebin kartaa Ibrahim oo aad kala xiriiri kartid emailka kor kuxusan.

Kor        
Qaybaha Kale ee Saxaabada
1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18

Back to Front Page

Posted by SomaliTalk Team


Usheeg Asxaabtaada | Talo Bixin
Allah Is Great
. Tue, January 22, 2002
BARO SAXAABADA
. Cabdullaahi Binu Xudaafa
. Abdul-Caas Binu Rabiica
. Ummu Salama
. Cabdullaahi Binu Cabbaas
. Cumeyr Binu Wahab
. Cabdiraxmaan Binu Cawf
. Dhufayl Binu Camr
. Xudeyfa binu Al-yamaan
. C/llahi Ibnu Ummi Maktum
. Saciid Binu Caamir
. Caddiyyu Ibnu Xaatim
. Majsa'at Ibnu Thawr
. Salmaan Al Faarisi
. Asmaa Bintu Abii-Bakar
. Cabdullahi Binu-Mascuud
. Abuu Ayuub Al-Ansaari
. Abuu Hureyra Al-Dowsi
. Dhalxata Binu Cubeydillahi
SomBeauty
QUR'AN
. Abdulrahman Al-Sudays
. The Noble Quran
. quran.al-islam.com
. islamiccity.tsx.org
. Qur'an Word Search
SUNNAH
. sunnah.com
. al-sunnah.com
. Al-Bukari Hadith Audio
. Sahih Bukhari -Tarnsl.
. Sahih Muslim -Transl.
. Sunan AbuDawud -Transl.
. Hadith Qudsi

ISLAMIC BANKS
. Islamic Develop. Bank
USEFUL ISLAMIC SITES
. Moon Sighting
. Download Prayer Times
. Islamic Agenda-Prayer
. Date Converter
. Calculation of Zakah
PROPHET MUHAMMAD
Read the letters that Prophet Muhammad (scw) sent to Kings & Emperors at that time.
. Click to read the Letters
HELP KHALIDMOSQUE
Choose a form, click, print, and pledge as much as you could afford. Allah may reward you.
. MSWORD Pledge Form
. PDF Pledge Form
. Click here for more info
MUXAADAROOYIN
. Sh. Shariif Abdi Nur
. Moh'ed Sh Osman
MORE ISLAMIC SITES
. SomaliTalk Islamic Page
. AbdulFatah's IslamicSite
. Gunta Qoyska
. Kaaba Direction
. Tafsiirka Qur'aanka
. Halal & Haram Food
. Sakada Maalka
. Saxaabada Rasuulka
. Soomidda Ramadaanka
. Shuruudaha Xajka
freeWeb


Top | FreeWebsite | FreeEmail | TellFriends | Feedback



Copyright © somalitalk.com. All rights reserved. Privacy