Somalitalk.com Online Community
SomaliTalk.com
Online Community
DHEGEYSO QUR'AANKA
Halkan waxaad ka dhegeysankartaa 114 suuradood ee quraanka kariimka ah:
>> Guji halkan
HAJKA
ISLAAMKA
WARARKA
CILMIBAARIS
MAQAALLO
CAAFIMAADKA
RADIO/TV
ARDAYDA MINNESOTA
Guulihii Ay Soo hoyeen Ardayda Minnesota.
Akhri halkan

eau pcc toxicwaste
|Home | FreeWebs | Email | TellFriends | Search | Feedback | News
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
Maxamed Xuseen Xayle
Bogga Xayle kala soo xiriir: haille60@yahoo.com
Qaybo Ka Mid Ah Taariikhda Soomaalida

Qaybtii Afaraad| Maxamed X. Xayle|Aug.20,2001

Haddaba labo qarni kadib oo ku aadan qarnigii 18aad ee miilaadiga bartamihiisa ayay markale shisheeyuhu damceen madaxbanaanida Somalida inay xayuubsadaan.Waxaa mudan in farta lagu fiiqo xiligan inay ahayd Bilawgii xilligii dahabiga ee gumystaayashhii reer Yurub oo ayagu doonayay inay dhiigmiirtaan umadaha aan la isirka ahayn.

Xilligan waxaa lagu tilmaami karaa bilowgii taarikhdii mugdiga ahayd ee Somalida, maxaa yeelay danaha somalida, ayaahooda,Xuduudahooda,cidda ay lanoolanayaan, meesha ay ku noolanayaan, waxaa ka xaajoonayay,amba jeexjeexayay heshiisna ka gaarayay dadna aan Somali ahayn. Sida uu qoray buug lamacbaxay the "betreyal of the Somalis" Amba Dabamaryayntii somalida oo u qoray Louis Fitzbbon oo ah qoraa Faransiis ah,( oo ku caan baxay u halgamidda xuquudda umadaha dulman, qoraagan

Halkan ka Akhri Qoraalka oo dhamaystiran Augus, 20 2001


Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
. Sat, Jan 26, 2002
TODAY'S NEWS
Payout for family of hanged man
Somali seaman Mahmood Mattan, who lived in Cardiff, was executed 49 years ago for slitting the throat of a woman shopkeeper.
Read More BBC May 14
1,328 Somalis win Diversity Visa Lottery 2002
Check NL.News May 15
IS-XISAABI
Is-Xisaabi inta aan lagu xisaabin
Fadlan Guji halkan
BILICDA SOOMAALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Soomaaliyeed, oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Haldhaa / Goray
gorayo Waa haldhaa ama Goray dhex mushaaxaya dooga iyo Bilicda Soomaaliya oo nabada.
Si aad waxbadan uga ogaatid bilicda Soomaaliya iyo khayraadka ku duugan Guji halkan
BBS PRESS
Bayaano Beelaha Sool, Sanaag iyo Buuhoodle
Guji/Click
QALIN JEBIN
Ardaydii Soomalida oo guulwayn soo hoyday sannadkii 2000.
Guji halkan
Hambalyadii 2000
URURKA MSSU
MSSU waa ururka midowga ardada Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota.
Guji halkan: 2001
June2000 | May2000
MUSLIMIINTA USA
Daraasad lagu sameeyay Muslimiinta Maraykanka
Guji halkan
MUSLIMIINTA MINNESOTA
Muslimiinta Minneapolis MN Talo ayay u baahan yihiin
Guji halkan
SALAADIHII CIIDDA
London, CA: Adha | Fitri
Minnesota: Fitri | Goobta
GABDHAHA MINNESOTA
Warbixintii wargeyska StarTribune ee Gabdhaha Soomaalida Minnesota
Guji halkan
Kancaan