Free Web space and hosting - somalitalk.com
S o m a l i T a l k . c o m
Online Community
Get Your Free Space
EGYPT
Soomaalida kudhaqan Masar waxaa laguqiyaasay ineey gaarayaan illaa 1500 oo qof. Akhri halkan
Qore: Abdelrahman Ainte
NAIROBI
Waxaa laguqiyaasay Soomaalida Nairobi in ay gaarayaan 200,000
Akhri halkan
Qore: Ibrahim Salah
SOUTHAFRICA
Waxaa laguqiyaasay Somalida Koonfur Afrika ilaa iyo 15000 qof.
Akhri halkan
Qore: Axmed Dowlo
NEWZEALAND
Sanadku markuu ahaa 1983 waxaa ugu horeeyay wax somali ah oo dega halkan 2 nin oo ka yimi Asia.
Akhri halkan
Qore: Maxamuud Dacar
THAILAND
Somaalida ku dhaqan wadankan thailand ayaa lagu qiyaasaa kuwa aan sidaa u fara badanayn
Akhri halkan
Qore: Abdi Mohamed
SYRIA
Waxaa ugu horayntaba kuu muuqanaya marka aad tagto magaalada xarunta u ah Suuriya ee Dimishiq Soomaali fara badan oo mushaaxaya
Akhri halkan
Qore: Axmed Cadulaahi Cilmi
CHINA
1991 wixii ka horeeyey waxay tirada Soomaalida deggan China laguqiyaasay 70-90 qofood
Akhri halkan
Qore: Abdi Mohamed
OHIO, USA
Soomaali Ohio waxaa lagu qiyaasay inta u dhaxeysa 12000-15000
Akhri halkan
Somali Community in Ohio
SWEDEN
Warbixintii wargeyska Metro uu kabixiyey Soomaalida Sweden
Akhri halkan
Qore: Liiban M Shariif
JAKARTA, INDONISIA
Warbixintii wargeyska Jakarta waxaa ku yaala 7 xafis ganacsi oo somalidu leedahay
Akhri halkan
Qore: Abdullahi A Moalim
REFUGEE CAMPS
Warbixintii wargeyska Warbixin Xeryaha Qaxootiga Kenya
Akhri halkan
Qore: Maxamed cabdi farax Botan
TORONTO
Warbixintii wargeyska Soomaalida Toronto xagee codkoodii geeyeen
Akhri halkan
Qore: Yusuf Osman
MINNESOTA
Ardada Soomaalida Minnesota
Akhri halkan
Qore: Cawil Cali Xaashi
Baro HTML

.Home | FreeWebsite | FreeEmail | TellFriends | Search | Feedback | News
.
Opinion/Ra'yi
MAYUUNKA NIN WALIBA MADAXNIMO DOONAYO
abshir yusuf
Email: abshiryusuf@yahoo.com
July 17, 2000

Shirka cartana wali wuu si socdaa oo waxaanu filayna inuu guul wacan laga gaaro hase ahaate xalada soomaalida lama saadaalin karo .

Aniga waxaan doonaya inaan soomaalida ka dhaadhiciyo inaan loo hanqaltaagin inuu qof waliba is yiraahdo aniga ayaa ku wanaagsan inaad noqdo madaxwaynaha dalka . suura-galna ma aha in muulyuun soomaali ahna madaxtinnimo ku loolamaan. balse soo ma ficno qof waliba wuxuu ku wanaagsanyahay inuu bushada uu qabto .

Waxaana tusaale noo ah dad badan oo maraykan ah oo aan dawlad iyo madaxtinnimo shuqul ku lahayn miisana la sharfo lana ixtiraamo . Hadal iyo dhamaantiis waxaan doonaya oo qura in ummadayada fahamto in qof waliba wax uu ku wanagsanyahay in la kaftoomo dabada oradka madaxwaynanimda .


abshir yusuf
Email: abshiryusuf@yahoo.com
July 17, 2000

WAY DHALAN DOONTAA...
abshir yusuf
abshiryusuf@yahoo.com

Way dhalan doontaa oo waxaa laga raysandoonaa dhibkii iyo qaharkii nagu habsaday 10 sano ee la soo dhaafay. way dhalan oo waxaa badan inta doonaysa , way dhalan oo waxaa badan inta nabada u hanqaltaagayso, way dhalan waxaana ugu wacan oo dagaalba laga soo daalay, way dhalan oo qabiil kaliya meelna lagu gaari waa, way dhalan oo qabqablayaahiiba la sifoobay mahmaadii soomaaliyeed oo ahayd " NIN WALIBA MEESHUU IS DHIGUU YAALLAA."

Way dhalan doontaa dawlada nabad iyo caano siido. way dhalan doontaa mid ka siman wax wada qabsi, wadajir, midnimo, cadaalad, iyo xuquuq ka siman.

Way dhalan oo hayaanku waa nabada oo lagu soo dabaalo taana waxaana aamaamn mudan dawlada jabuuti iyo shacabka aanu walaalanahay. waxay dhalan oo waxaa laga raysandoona QIXII,CUDURKII,KUFSIGII, BILILLIQADII, ISBAAROOYINKII,DILKII, BARAKICINTII, DAYDAYGII, DHAQAN XUMADII IYO WIXII QARANKI DUMEYAY.

way dhalandoonta oo soomaaliya shacabkeedu waxay doonayaan inuu ka baxo dhibaatadii ku habsayay. way dhalan dawlad soomaaliyeed oo maanka ku hayaan oraahdii soomaaliyeed oo ahayd "DAGAAL WILL KUMA DHASHEE,WIILBAA KU DHINTA."

Soomaaliyeey tooso, tooso oo isku tiirsada.

abshir yusuf
abshiryusuf@yahoo.com


Posted by SomaliTalk.com team
July 17, 2000

Kor / Up


RA'YIGA DADWEYNAHA
01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 |
Somalitalk.com
[Usheeg Asxaabtaada] [Talo Bixin]
Allah Is Great
. Sat, April 03, 2004

RA'YIGA DADWEYNAHA
01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 |
All opinions and comments appearing under the opinion heading are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.
Dhammaan aragtiyaha kuqoran qaybta "opinion" waa ra'yiga dadweynaha, kana tarjumimeyso aragtida somalitalk.com.
DHEGYSO QUR'AAN
>> Mohamed Tabalawi
>> Abdel Baset
>> Mohamed Minshaw
>> Ahmed Ali Ajami
BOGGA HAJKA
>> haj.somalitalk.com
BOGGA SAXAABADA
Saxaabada.somalitalk.com
BOGGA SAKADA
zakat.somalitalk.com
Free SomaliTalk.com
Free Email
Free Websites
VOTE FOR SOMALITALK
Vote


Top | FreeWebsite | FreeEmail | TellFriends | Feedback

somalitalk.com
Chat | Opinion | Weekly Wisdom
If You Fail To Plan, You Plan To Fail.
Copyright © 2000 somalitalk.com. All rights reserved. Privacy.