| Home

[WARBIXIN]MAGAALADA BADHAN AYAA WACDARO KA MUUJISAY SOO DHAWAYNTII GEN- C/LAAHI AXMED JAAMAC ILKA JIIR [DAAWO SAWIRO]


 Badhan:- Waftigii uu hormuud ka ahaa Gen-ku ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Badhan ee Xarunta  labaad Gobolka Sanaag, Kumanaan ruux ayaa sitay boodhadh soo dhawayn ah, dadkaasi ayaa waxa wajiyadooda ka muuqtay Farxad iyo soo dhowayn, Gen-ka ayaa waxa salaan siiyay Ciidamada Deegaanka kuwaasi oo ku jiray Heegan sare isla markaana sugayey Amniga kuna gaashaaman baabuurta dagaalka.

Sidaanu kor kusoo xusney waxaa soo dhoweeyey musharaxa dadwayne aad u balaaran oo uu horkacayeen Ururadda Bulshada iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo waliba Gudiga Magaalada Badhan iyo waxgaradka culumada cugaasha isimada iyo waliba dhamaan dadwayanaha degmada Badhan.

Dadweynaha soo dhoweeyey wefdigan ayaa ruxayey caleemo qoyan iyo waliba halku dhigyo, sawiro iyo waliba Hesso Wadani ah muujinaya xamaasada Magaalada Badhan,

Waxaa sidoo kale magaalada Badhan soo gaarey wefdi Heer sare oo  ka kala yimi Magaloyinka Boosaaso iyo Ceerigaabo isla markanaan ka qeyb qaatey soo dhoweynta Generalka taasina ay tustey calaamada ah MIDNIMO IYO ISRAACID

Magaalada Badhan ayaa maanta u ekeyd mid aad moodid iney ka jirto maalin ciideed iyadoo aad arkeysid faraxad aad u badan oo ay dadku hayaan isla markaan ay dadweynuhu isugu tahniyadaynayeen soo dhoweynta Generalka iyo Wefdigiisa.

Dhalinyada Sportiska Magaalada Badhan ayaa waxay ka cayaartey door weyn oo iyagoon Watay Dharka Sports ka iyo Sawirada Generalka iyo waftigiisa kuna dhawaqayeey  sodhowow .sodhowow  iyo weliba Heeso ay iyagu sameeyeen

 

Magaalada ayaa sidoo kale waxaa xirnaa goobaha Ganacsiga iyo suuqyada laga adeegto iyadoo dhamaantood ay isu taageen Wadoyinka Waween ee magaalada Badhan sidi ay uga qayb qadan lahayeen  soo dhoweynta wefdiga.

Daawo Sawiro Kale:-

Ismail

Bahda Saxaafada Sanaag

Badhan Somalia

Daabaco
U dir saaxiibkaa


  NEWS IN ENGLISH

 

  ARABIC

[UPDATE] LAAS QORAY JETTY RE-DEVELOPMENT PROJECT
Somali Pirates' Press Coverage Hits Fever Pitch
How do you pay a pirate's ransom?
Somali pirates agree deal for Ukrainian ship release- AFP
Official: Indian navy mistakenly sank Thai trawler
Islamists raid port in hunt for pirates -
World only cares about pirates- Local man from Harardheere
World grapples with Somali sea threat. What shall we do with the pirate sailors?
Hijacked oil tanker nears Somalia
 

أسقط العرب الصوماليين من حساباتهم فتحولوا إلي قراصنة

توقيع اتفاق لتقاسم السلطة بين الحكومة وتحالف تحرير الصومال

مجموعة: العالم يتحرك لمواجهة القرصنة ويتجاهل محنة الصومال

الناقلــة السعوديـــة المخطوفـــة تصـــل إلى الصومال والقراصنة يستولون على سفينة صينية

بعد مصطفى كمال أتاتورك لم يعد نصف إله

اختطاف سفينة فلبينية قرب سواحل الصومال

     

BARNAAMIJYO KHAAS AH

COMMUNITY LISTINGS

  SPORTS

 

  ISLAM

Jadwal isku aad aad Ka Ciyaraha Prime ship ka.
Manchester United oo sheegtey iney ku talo jiraan in Ronaldo la joogi doono mudo dheer
Ciyaar Dhex Martay Naadiyada Magaalooyinka Ceelbuhu iyo Hadaaftimo[Sawiro]
Ciyaar Saxiibtinimo oo aad u habaysan oo galabta ka dhacday garoonkae kubadda cagta ee degmada Dhahar [DAAWO SAWIRADA ]
Kooxda Kubadda Cagta ee Jaaliyadda Soomaalida Hindiya Oo Ka Yaabsatay Ilaa Lix Waddan Oo Koob Kala Dhexeeyay[+ Sawiro]
 

علامــــــــــــــات حســـــــــــــــن الخاتمـــــــــــــة

أحكام الأضحية

فضل الصلاة على المصطفى صلى الله عليه وسلم

Dugsiyada Islamka ee Sweden oo ka fiicnaaday kuwa Kiristanka
Kahortagga Khilaafka-Bilowga Bisha Ramadaan
     
     

  WARAYSIYO

 

  TACSI

 
Faduma Jibrell oo ka waramaysa meesha ay mnareyso Dekeda Laasqoray..5.9.07

Caasha Axmed Cabdalla oo taageertey Maakhir.. SBS 5.9.07

Mudane Moon oo ka waramaya Xaalada Waxbarasho ee Sanaag .. 4.9.07

War saxaafadeed, Gudoomiyaha Sanaag ee Maakhir. ... 3.9.07

Caaqil Warsame Adan Geesood ... 2.9.07

Wareysi: Xasan Badeed oo ka waramay Dekeda Laasqoray. 29.8.07

Wareysi:-Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Maakhir State. 26.8.07

Khudbad cusub oo jeediyey Col Jibriil,25.8.07

Khudbad Taariikhi ah. Col Jibriil Cali Salaad 18.07.2007

Xasan Somali, Gud. Jaaliyada Warsangeli ee UK 17.07.2007

Caawa iyo Sanaag 16.07.2007

Faduma Jibril_HR. 09.07.2007

Maakhir iyo 1da Luulyo. 01.07.2007

Dhegeyso wareysigii SALAAD FAATAX-SBC ee ku aadanaa Dhagaxa

Ciyoon iyo Sanaag

12.05.07

Caaqil Cabdulahi Cabdi Ibraahim 04.05.07

Wareysi:-Mustafe Godane iyo Ceerigaabo 22.04.07

Warbixin ku saabsan Maxamed Cali Ciise 20.04.07

Xaalada Sanaag iyo maanta 19.04.07

BAAQ DANWADAAG. 13.04.07

BAAQ BADHAN. 13.04.07

Dhahar iyo SL-PL 09.04.07

Xaalada Dagaal oo ka taagan Sanaag 08.04.07

Wasiiro ka hadlay Sanaag 31.03.07

Dowlad Goboleedka Danwadaag

Wareysi cusub oo ka waramaya Sanaag 22.01.07

Wareysi BBC Somali La yeelatey Amd Yusuf Xaji Sacid iyo Shirkii Buraan 26.08.06

Wareysi ku saabsan go'aanadii Shirka Buraan 26.08.06

Radio SSCayn:- Shirka London ee Beelaha Sool iyo Sanaag wada dega iyo Dekeda Laasqoray 19.07.06

Ceerigaabo:- Warsaxaafadeed Gudi booqanaya Ceerigaabo 12.07.06

Warbixin ku saabsan dhisida Dekeda Laasqoray iyo Shirkii Horn Relief ee London 28.06.06

BBC:- Xaalufinta iyo Macdanta Sanaag oo go'aano laga soo saarey. 27.06.06


Shirkii Badhan oo guul ku dhamaaday 03-06-06

Wareysiyadii ugu danbeeyey ee shirka Badhan 29-05-06

Wareysi:- M C Dabshid iyo Xasan Faarax 28-05-06

Warbixin iyo wareysiyo Cusub oo ku saabsan shirka Magaalada Badhan ee G Sanaag 27.05.06

Wareysi Cusub oo RL ay la yeelatay Maxamud Ciyoon 18-05-06

Warbixin ku saabsan shirka ka socda Badhan

Qurba Jooga Beesha iyo waxay ka qabaan Majiyahan 17.04.05



Wareysiyo Kale Halakan riix
 
Marxuumad : HIBO AXMED KHUURSHE / Dangorayo .
TACSI : Marxuumada : KHADIIJO M. CABDI (xadaare)/ Badhan
[ Tacsi Naxdinle] oo Ku Socota Reer Maxamed Maxamuud S. [Ciraaqi]
[Tacsi Naxdinle] Marxuun Quule Siciid Axmed/ Xingalool
TACSI TIIRAANYO LEH OO AY DIRAYAAN ARDEYDA SHB EE WAX KA BARTA DALKA MALAYSIA
 

  HEALTH

 

  TECHNOLOGY

GUDNIINKA WAA MAXAY GUDNIIN? [Q 2aad, Gudniinka Dumarka]
GUDNIINKA WAA MAXAY GUDNIIN? [Q 1aad]
Dummy use link to ear infections-bbc
Wadnaha Qofka Iyo Siduu u Shaqeeyo-Amina Mohamoud
Cilmi Baadhis ku saabsan Cudurka Sababi kara Dhimashada ee Joonis-ka
 
Prius 'to be part solar-powered'
Internet key to Obama victories-bbc
Casharo Kooban oo ku saabsan Computerka
Google warms to ad deal with Yahoo -FT
Taiwanese firm takes on the iPhone-Guardian Online