Austriya

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Flag of Austria.svg

Austriya Jamhuuriyada Austaria ama (Republik Österreich) waa wadan Dhul xiran oo ku yaalo dhaxbartanka Yurub macnaha Austaria waxa ay kadhigantahay marka somali loorogo Jammhuuriyada bariga.waa xubin kamida jamciyada quruumaha ka dhaxaysa ilaa 1955 laga bilaabo 1995 waxay kamid noqotay wadamada Midawga Yurub dhanka waqooyi waxa kaga aadan wadanka Jamhuuriyada Fadaraaliga ah ee Jarmalka iyo Jamhuuriyadda Tashik Dhanka barina wadamada Isloveeniya iyo Taliyaaniga Koonfurna waxa kaga toosan wadamada Iswisarland iyo Liechtenstein.

Austriaa wee xee ku jiirtaa madawaga yurob Ilaa 1995 Luqadaa Austriya lagaga hadloo waa jarmal dhulkaa austriya wuxoo garaa 83,872 Kiiloo murabaac waxaa Austriya ku nool 8,316,487 (2007) Qoof Calamadaa intara netka (at) Furahaa Telefonka (+43)


Goboladaa[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

wadankaa Austria woxoo oo kala baxaaa 9 gobol

Gobooladaa Casimada
Fiyana Fiyana
Buurgland Aisenstaat
Niiderostreekh Saan boolten
ubarostreekh Liinis
ishtayamark Garaas
Saalisburuug Saalisburuug
Tiirol Inisbrug
Kerdnaa Kalangfoordh
Foralbeerg Beergens



Dalalka Yurub Qaarada Yurub
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Austriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki