Wikipedia:Ku saabsan

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Rer Jalaf waa jufo ka mida jufooyinka sacad H\gidir waa lafta ugu badan uguna magaca dheer lafaha beesha Sacad waxa ka dhashtay AUN Genaral Maxamed Farah Aydiid waxay deegan u leeyihiin deegaano badan oo ay kamid tahay Dagmada Galinsoor Deegaanka bandiiraleey Deganka bandar beyla odayaasha ugu caasan jufada rer jalaf waxa kamida Maxamed taano gooste oo ah gudoomiyaha guud ee jufadaas xasan farah bare oo ah gudoomiyaha jufadaas ee gobalka mudug.