Wikipedia:Albaabka bulshada

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Howlo Iskudhaf Ah

asc waxaan jelaan lahaa inaan ka qebqaado mowduuc qaaliyaa oo loo bahan yahay waana muhiim

 Bogag Cusub - Wax ka bedel
Arrimo Ladoonayo

Hadii aah wax ka taqaan naga caawi qodobadaan hoos ku qoran:

Waa xisaab , cabiraad iyo ...

Tiro - Tiro tirsiimo - Tiro idil - Xigsin - Lid-xigsin - Abyan - Abyoone - Jajab - Tiro lakab - Dhexfur - Abyane huban - Tiro maangal ah - Tiro maangad ah - Tiro kakan - Wadar - Faraq - Taran - Qeyb - Urur - Hormo-urur - Dhextaal - Hormo-urur quman - Isutag - Duleedin - Aljebro - Doorsoome - Tibix - Hawraar - Tibxaale - Heer - Hawraar lakab - Isir - Isle’eg - Isle’eg toosan - Isle’eg wadajira - Sunsun - Dareerimo - Faansaar - Tikraar - Made - Tiirada - Weydaar - Qiime sugan - Xididshe - Saabley - Joomitiri - Bar - Xariiq - Xagal - Fool - Barbaro - Qoton - Sallax - Goobo - Gacan - Dhexroor - Qaanso Labojibaarane - Dhinac - Laydi - Dherer - Balac - Saddex-xagal - Sal - Gundho - Barbaroole - Koor - Qardhaas - Gunbur - Toobin - Dhululubo - Gabal Toobineed - Goobo - Saab - Gees - Jeedshe - Kulmis - QabaalKulmisyo - Dhidib weyne - Dhidib yare - Labosaab - Dhidib-wadaaje - Dhidib-xisti - Taxaneyaal - Taxane - Jiiftax - Joogtax - Suge - Leeb - Itimaal - Abnaqan - Raaboqaad - Racayn - Waqdhac - Xigidda Xad.

  • Waxaana loo baahanyahay inaad ku xirto qaybaha kale ee wikiga.
  • Hadii aad culaysa kala kulanto qaabka fasamada kusoo gudbi fakarkaada Goobta wikipedia
  • Mahadsanidiin waxaan la rajaynayaa horumarinta qaybta af-soomaalia.
 Bogag Cusub - Wax ka bedel
Wararka Wikipedia

Wikipedia waa mashruuc Inseykalobeedhiya horta ah si rasmi ah waxuu hirgalay Jannayo 15, 2001 si loo dhamaystiro mashruucii newpedia kaasoo ay ka howl galaan khubaro tifaftireyaal ah.

Biloowga mashruuca

  1. Ka hor imaasho habka newpedia ee wiki.
  2. (wikipedia.com) Magacac ahaan wuxuu bilowday 15 Janaayo, taageero web iyo gargaar ka yimid wels, isigoo wali sii socda adeegsiga isticmaalayaasha Bomis ee Insaykalobeedhiya.
  3. lagaliyey 1000 Maqaal 12 Febraayo 2001 kadibna waxaa la galiyey 10000 maqaal 7 Sebteembar.
  4. 20000 maqaal sanadihii ugu horeeyey qiyaastii 1500 maqaal bishiiba.
  5. 40000 maqaal 30 Agoosto 2002.
  6. Si heer caalami ah Maajo 2001
  7. ilaa Janaayo 2002 Saanger wuxuu sii ahaaday Bomis tifaftiraha newpedia iyo maamulaha wikipedia, markii uu ka go'day taageerada bomis wuu is casilay sanger Maarso 2002.
  8. Agoosto 2002 kadib markii wiliz go'aanku noqday diidmada ku dhowaaqid hab ganacsi waxaa loo rogay (wikipedia.org).
  9. Sebteembar 2002 waxaa biloowday qaamuuska Wiktionary.
  10. 22 Janaayo 2003 qaybta ingiriiska waxay soo calaameeysay 100000 Maqaal, jarmalka 10000 maqaal.
  11. 20 Luuliyo 2003 Waxaa biloowday mashruuc Wikimedia Foundation kaasoo lagu bedelay bomis kadibna mashruuca "Wikiquote" kadib "Wikibooks".
  12. 28 Oktoobar 2003 waxaa dhacay kulankoodii ugu horeeyey ee wikipedia Muunikh.
  13. Janaayo 2004 waxaa la soo galiyey 500000 maqaal dhamaan.
  14. 20 Sebteembar 2004 waxay gaartay ilaa hal malyan maqaal ee 105 luqadood.
  15. 10 Sebteembar 2007 Wikipedia ingriiska waxay gaartay ilaa 2 malyan oo maqaal
  16. 13 Luuliyo 2012 Wikipedia ingiriisiga waxay gaartay ilaa 4 malyan oo maqaal

Hadaba Soomaaliga imisaa ku jirta!!!!

Saacaddu waaa 19:56 UTC


Tirada maqaallada ku jira wikipediyaha Soomaaliga 3,533 Maqaal
Tirada Bogag ee ku jirta Wikipediyaha Soomaaliga 14,485 Bog
Tirada wax laga bedelay 157,564 Bedel
Gudegalayaasha diwaan gashay 12,393 Isticmaale
Tirada maamullada 1 Maamule
Faylasha ku jira wikipediyaha Soomaaliga 167 Fayl


Wax ka bedel