Wikipedia:Caawinaad

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Wikipedia waa qamus furan (fasaxan) kaasi oo ay isticmaalayaashiisa si wada jir ah u wada qorayaan. Bogan waxaad ka heli doontaa macluumaad la'xiriira wikipedia:ha, sidii aad usiticmaali lahayd iyo sida uu ushaqeeyo.

Waxaad ka heleysaa waxa ku jiro wikipedia:ha iyo filosoofiyada ka dembeysa. Waxaa kaloo dheeraad ku ah sida aad wax uga bedeli lahayd maqaalada qoran iyo warbixin ku saabsan bulshada wikipedia

Jawaabo ku saabsan su'aalahaan. Sidee loo dhaqmaa marka la'joogo wikipediaha? Maqaalo noocee ah ayaa lagu qorikaraa wikipediaha?


Dib uga raadi gudaha bogga caawinaada


---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english
Nuvola apps edu languages.svg

Ma cusubtahay?


Hordhac, aqri oo baro sida wax loo bedelo iyo aqoontaada ku darso wikipedia.

Nuvola apps filetypes.svg

Hadii aad su'aalo qabto?


Halkaan soo booqo Su'aashaada soo gudbi.

Nuvola apps khelpcenter.png

Waa qaabkee qoraalka?


Halkaan eeg Habka.

Postscript-viewer.svg

Ma waxaad dooneeysaa dheerad?


Soo booqo Goobta wikipedia.

Nuvola apps bookcase.svg

Sida loo qoro maqaal


Ku tijaabi marka hore qoraalka Bacaadka.

Nuvola apps edu miscellaneous.svg

Maxaa laga wadaa...?


Fasrirka Ereyo.

Nuvola apps chat.png

Ma dooneeysaa inaad la xiriirto Wikipedia?


Soo booqo bogga nala soo xirii.