Griinland

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 72°00′N 40°00′W / 72°N 40°W / 72; -40

Griinland

Griinland waa jasiirada ugu ween aduunka, waxee ku taalaa Waqooyiga Ameerika. waxeena dhinaca Siyaasadda la xiriirta wadanka Denmark ee qaarada Yurub. magaalo madaxda wadanka waa Nuuk