Qargistan

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Qargistan

Qargistan (Кыргызстан) Rush ahaan, Waa dal ku yaala Eshiyada dhaxe waxa ay xad la leedahay shiinaha, Tajakistan,uzbakistan iyo Qasagistan, Magaala madaxdeedu waa Bashkik. 1991 waxa ay ka xuroowday Midowgii soofiyeet.