Meksiko
Gobolada Midoobay ee Meksiko Estados Unidos Mexicanos |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Qaarada | Woqooyiga Ameerika | |||||
Astaanta Calanka Himno Nacional Mexicano "Astaanta Qaranka Meksiko" |
||||||
Caasimada | Meksiko city | |||||
Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-Isbaanish | |||||
Ka xoroobey | Gumeystihii Ispania | |||||
- | Taakiikh | 16 Sebteembar, 1810 | ||||
Area | ||||||
- | Total | 1,972,550 km2 km² 761,606 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 2.5 | ||||
Cadadka Dadka | ||||||
- | 2010 qiyaas | 112,322,757 | ||||
Lacagta | Beeso(MXN) | |||||
Wakhtiga | UTC -8 | |||||
Furaha debeda | ++54 |
Meksiko (Mexico) ama Gobolada Midoobay ee Meksiko Af-Isbaanish Estados Unidos Mexicanos waa wadan ku yaalo, Woqooyiga Ameerika, waxoona xuduu la leeyahay, wadamada Mareykanka, Guatemala, iyo Belise, galbeedka neh waxaa kaga dhagan, Badweynta Baasifik, bariga neh, Gacanka Meksiko iyo badda karabiya. Wadankaan waxaa looga hadlaa luqada af isbaanishka oo ah luqada rasmiga oo looga hadlo.
Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Waayadii hore Meksiko waxee eheed meesha ee ku badnaayeen dadka indianka ah gaar ahan Dadka Maya iyo asteker.Guushii oo ka gaaray Gumeestihii Isbanishka dadka astekerka ah taariikhda marka ee eheed 1521, waxaa wadanka meksiko u bilaawday gumeeysigii yurubiyaanka. shacabka meksiko waxee weeydiisan jireen xornimo taasi oo isku badashay dagaal aad u dheer oo dhamaaday waqtigii ee xornimada heleen taariikhda marka ee eheed 1821. Marka ee meksiko xornimada ka heshay isbaanishka wadanka meksiko tartiib tartiib oo u yaraaday. Dhulka Woqooyiga meksiko waxaa laga geday ama ka qaateen ajaaniibta mareykanka, waa marka oo meesha ka bilaawday Dagaalkii Mareykanka iyo meksiko. 1860kii wadanka waxaa joogay ama ka talinjiray ciidamo ka socdo dalka Faransiiska, waxaana wadanka ka saaray ciidamada meksiko oo hogaaminaayay madaxweynihii Benito Juárez. Xukunkii dheeraa ee Porfirio Diaz' waxoo dhaliyay kacaankii meksiko oo dhacay 1910.
Dalalka Woqooyiga Ameerika | |
---|---|
Antigua iyo Barbuda · Bahamas · Barbados · Belise · Banama · Dominika · El Salfador · Grenada · Guatemala · Haiti · Honduras · jamhuuriyadda Dominika · Jamayka · Kanada · Kosta Rika · Kuuba · Gobolada Isku Tegay ee Ameerika · Meksiko · Nikaragua · St.kitts iyo Nevis · St. Lukia| · St. Finkent iyo Grenadines · Trinidad iyo Tobago · |