Portal:Baayooloji

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Darlingtonia californica.jpg Portal Baayooloji ama Bayoloji
Biologia علم الأحياء Biology

Fairytale left.png Gadaal | Horay Fairytale right.png

Hiddaha iyo Dhaqanka Siiro Juqraafi Taariikh Xisaab Saynis Bulsho Farsamo Falsafad Diimaha Tusmo

Nuvola apps kalzium.svg Saynis: Astrolabe-Persian-18C.jpg Taariikh sayniska   P philosophy.png  Falsafad Saynis   Nuvola apps edu mathematics.png Xisaab   Stylised Lithium Atom.svg Fiisikis   Nuvola apps edu science.svg Kimistari   DNA double helix horizontal.png Baayooloji   Solar sys.jpg Cilmi Fallag  

Portal Baayooloji

Ophrys apifera flower1.jpg
African Bush Elephant.jpg

Baayooloji waa cilmiga barashada noolaha, baayooloji waxa uu ka yimid kalmada giriiga ah ee macnaheegu yahay "bios" nolol iyo "logos" hadal ama barasho. Cilmiga bayoolojigu waxa uu ka mid yahay cilmiyada ugu balaadhan ee la barto. Bayoolojiga waxa loo qaybin karaa laba dhir iyo xayawaan iyada oo loo eegayo habka cunto samaysiga ee uu leeyahay nooluhu ama waxa loo qaybin karaa hal unugle iyo unugyo badane iyada oo loo eegayo tirada unugyada ee uu leeyahay. unug waa halbeega shaqo iyo dhisme ee ugu yar ee uu leeyahay noole. unugyada ay leeyihiin noolayaashu waxay u qaybsamaan laba kuwa dhamaystiran iyo kuwa dhiman oo aan dhamays tirnayn. sidoo kale cilmiga bayloojigu waxa uu ku shaqo leeyahay barashada meesha uu ku noolyahay noole.

(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)

Maqaal xul ah

Purine Nucleoside Phosphorylase.jpg

Ensiim Insiim waa Biomolikule oo xowli ama boobsiis ku sameeyo waxyaabaha kimikaalka dibusocodka leh. Ensiim badankooddu waxay ka sameesanyihiin protein.Shaqooyinka ugu badan ee ka dhaca Unuga, waxa ugu badan ee ay isticmaalaan waa Ensiim, si ee shaqada u dhakhsato. Micnaha Ensiimka waxa uu yahay in uu wax boobsiiyo ama xowli ku daro waxyaabaha qaarkood oo dibusocodka leh, wuxuuna u shaqeeyaa sida katalaysyaasha kale, wuxuu soo ridaa energiga hooseeya (Ea ama ΔG‡), si uu uga dhashto dibusocod, taasna waxaa ka soo baxo, dibbu socod aad u xoogan, oo malyan jeer ka xoogan, xowliga kuwa aan katalaysyaasha ahayn. Dibusocodka noocan ah looma isticmaalo Ensiim, waxay badiyaan ama saa'iidiyaan kuwa kale ee dib u socodka leh ee ay isku midka yihiin. Ensiimka waxa oo uga go'an yahay katalasyaasha waxaa ka mid ah: si sax ah ayuu wax u keenaa, waxaana lagu yaqaanaa in uu badiyo ama ka dhigo Kombondiga Orgaaniga ah ilaa 4000 oo dib u socod ah. Nin la dhihi jiray (Eduard Buchner) oo Jarmal ahaa, wuxuu Ensiimka mar ka soo saaray wax la idhaa (DNA polymerase), waana meesha laga soo alifay DNA'ga.

Kaydka... Aqri dheeraad...

Aqoonyahan

Ibn al-Nafis.jpg

Ibn al-Nafiis waa (أبو الحسن علاء الدين علي بن أبي الحرم القَرشي الدمشقي) waxa uu ahaa dhakhtar carbeed waxa uu dhashay sanadii 1210 waxa uu ku dhashay magaalada dimishiq waana mid kamida culimada culuumta ee caalamka soo martay gaar ahaan baadhistii wareega dhiiga waana kii ugu horeeyay ee ogaaday wareega dhiiga 1288

Kaydka... Aqri dheeraad...

Ubaxa iyo dhirta

Portal:Baayooloji/Dhir iyo Ubax

Ma Ogtahay ?

Portal:Baayooloji/Ma Ogtahay

Mashaariic wiki

Portal:Baayooloji/Mashaariic wiki

Swir xul ah

Portal:Baayooloji/Sawir xul ah

Maqaal fiican

Portal:Baayooloji/Maqaal fiican

Liis

Portal:Baayooloji/Liis


Ku saabsan Baayooloji

Portal:Baayooloji/Laamaha

Portal Bah wadaah

Portal:Baayooloji/Bahwadaag


Portal kale

Portal.svg
Hooyga muhiimka ah:
Qaaradaha:

Aasiya | Afrika | Yurub | Ameerika |

Portal Bahwadaag la ah:

Carabta | Hiddaha iyo Dhaqanka | Af-Soomaali | Siyaasadda |

Dowlada Carabta:

Soomaaliya

Bulsho ] Hooyga ]