Ruushka

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 60°N 90°E / 60°N 90°E / 60; 90

Isku Tagga Ruushka
Российская Федерация
Calanka Ruushka Astaannta Qaranka ee Ruushka
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Yurub iyo Aasiya
Astaanta Calanka
Государственный гимн Российской Федерации
"Astaanta isku tagga wadanka Ruushka"
Location of Ruushka
Caasimada Moskow
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Ruush
la abaabulay
 -  Taakiikh 862 
Area
 -  Total 17,075,400 km2 km² 
6,592,800 sq mi 
 -  Biyo (%) 13
Cadadka Dadka
 -  2010 qiyaas 141,927,297 
Lacagta Ruble (RUB)
Wakhtiga UTC+2 ilaa +11 
Furaha debeda ++7

Wadanka ruushka waa wadanka ugu weyn aduunka, waxoona ku yaalaa qaaradaha Yurub iyo Aasiya. Weyninka wadanka waxoo gaaraa ilaa 17,098,242 oo isku wareeg ah. Wadanka waxoo leeyahy 83 gobol oo ku kala yaalo meelo kala duwan. Woqooyiga ruushka waa dhul aad u qaboow, oo dad badan degeneen. magaalo waxaa jirto oo lagu magacaabay meesha aduunka ugu qabow. markii laga reebo deegaan kale oo kuyaalo meesha oo aduunka ku dhamaado, waxeena iska leh ruushka. magaalo madaxda wadanka waa Moskow oona ah magaalada ugu wayn dalka, isla markaasneh ah magaalada ugu weyn qaarada yurub.








Dalalka Yurub Qaarada Yurub
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Austriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki