Talyaaniga

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 41°54′N 12°29′E / 41.9°N 12.483°E / 41.9; 12.483

Italian Republic
Repubblica italiana  (Af-Talyaani)
Heesta qaranka: Il Canto degli Italiani  (Af-Talyaani)
"The Song of the Italians"
Halka ay dhaco   Talyaaniga  (dark green)– Yurub  (light green & dark grey)– the European Union  (light green)  —  [Legend]
Halka ay dhaco  Talyaaniga (dark green)

– Yurub (light green & dark grey)
– the European Union (light green)  —  [Legend]

Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Rome
41°54′N 12°29′E / 41.9°N 12.483°E / 41.9; 12.483
Luqadaha rasmiga ah Italiana
Dadka Italian
Xukunka Template:No wrap
 -  President Sergio Mattarella
 -  Prime Minister Matteo Renzi
Sharci dejinta Parliament
 -  Aqalka sare Senate
 -  Aqalka hoose Chamber of Deputies
Formation
 -  Unification 17 March 1861 
 -  Republic 2 June 1946 
 -  Founded the EEC (now the European Union) 1 January 1958 
Baaxad
 -  Guud ahaan 301,338 km2 (72nd)
116,347 sq mi 
 -  Biyo (%) 2.4
Tirada dadka
 -  2013 Qiyaasta 60,782,668[1] (23rd)
 -  2011 Tirakoob 59,433,744[2] (23rd)
 -  Tiro-badni 201.7/km2 (63rd)
522.4/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2014 Qiyaastii
 -  Guud ahaan $2.066 trillion[3] (12th)
 -  Qof qof $34,455[3] (31st)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2014 estimate
 -  Guud ahaan $2.13 trillion[3] (8th)
 -  Calaa qof $35,512[3] (27th)
Qaybsiga (2011) 31.9[4] (medium)
Kobaca (2013) Steady 0.872[5] (very high / 26th)
Lacagta Euro ()b (EUR)
Waqtiga CET (UTC+1)
 -  Xagaa (DST) CEST (UTC+2)
Wadista Baabuurta right
Furaha telka 39c
Furaha Internetka .itd
a. French is co-official in the Aosta Valley; Slovene is co-official in the province of Trieste and the province of Gorizia; German and Ladin are co-official in South Tyrol.
b. Before 2002, the Italian Lira. The euro is accepted in Campione d'Italia, but the official currency there is the Swiss Franc.[6]
c. To call Campione d'Italia, it is necessary to use the Swiss code +41.
d. The .eu domain is also used, as it is shared with other European Union member states.

Talyaaniga, ama Jamhuuriyadda talyaaniga (Af-Taliyaani: Repubblica Italiana) waa dawlad ku taala qaarada yurub waxa uuna xuduud la wadaagaa wadamada Faransiiska iyo wadanka Iswiisarland iyo wadanka Ostariya waxa kale oo uu soodin la leeyaay wadanka islofeeniya dhulaka taliyaaniga waxa uu ka koobanyahay sadex wadan oo kala ah dawlada taliyaaniga ee caanka ah iyo wadanka saan mariino oo ah imaarad madax banaan oo ku taala gudaha wadanka taliyaaniga waxa kale oo wadanka taliyaaniga ku gauda yaala dawlada yar ee looga taliyo dadka haysta madhabta kaatooliga ee diinta kiristanka oo ku dhex taala gudaha Roma caasimada wadanku waa roma inta badan dadka reer taliyaanigu waxa ay haystaan diinta kiristanka raysal wasaaraha wadanku hada waa salfiyo barlaskooni lacagta wadankaa lagu isticmaalaa waa lacagta midawga yurub ee yoorada loo yaqaano taliyaanigu waa dawlad wayn oo caana taariikh soo jireenan wuu leeyahay dawlada taliyaanigu waxa ay ka midtahay dawladaha loo yaqaano G8 ee xaga warshadaha hore uga maray taliyaanigu waxa uu gumaystay wadamu kamida qaarada afrika sida soomaaliya ertariya iyo libiya luqada wadanku waa taliyaani taliyaanigu waa jamhuuriyad dimuquraadi ah taliyaanigu waxa uu ku yaala bada dhexe halkaas oo ay ku taalo jasiirada sisiiliya oo ah qayb ka mid ah wadanka taliyaaniga taliyaanigu waxa uu leeyahay warshado badan oo wax soo saara ganacsiga taliyaanu badanaa waxa uu gaadhaa Afrika bogan waxaa qoray.

Waxay ku taalaa gacanka Itaaliya ee yurubta koonfureed, iyo labada jasiiradood ee ugu weyn badda dhexe sida Sasiiliya iyo Sardiiniya. Talayaaniga wuxuu soohdinta la wadaagaa wadamada kala ah Faransiiska, Iswiizerlaan iyo Isloveeniya. Labada gobol ee madax-banaan oo ah saanmarino iyo Faatikanaka waxay ku dhex yaalaan gacanka Talyaaniga.

Talyaani ama Itaaliya (Talyaani ahaan: Repubblica Italiana) Waa dowlad yurub ah waxeyna dhacdaa Koonfurta qaarada yurub. Talyaaniga wuxuu ka koobanyahay 3 qeybood; Dhulka la xiriirsan yurub iyo 2da gaziirad ee lakal yiraahdo sicilia iyo sardegna. Dhanka woqooyi waxaa ka xiga talyaaniga buuraha Alpine. waxaana ku taala gudaha talyaaniga labo dowladood oo madax banaan oo kala ah; Faatikaan iyo Saan Mariino.

Asalka Magaca[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Taariikh Hore[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Taariikh Dhexe[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Horumar[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xilligii Boqortooyada iyo Midayntii Itaaliya[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Jamhuuriyadda Talyaaniga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Juqraafiga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Buuraha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Folkaanaha Kacsan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Cimilada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dhirta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xukunka iyo Siyaasadda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Sharciga ama Qaynuunka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xiriirka Arrimaha Dibadda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ciidanka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ciidanka Barriga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ciidanka Badda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ciidanka Cirka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ciidanka Komandosta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Gobollada Talyaaniga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Demografik[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dadka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Magaalooyinka iyo meelaha Ilbaxnimada laga soo gaaray[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qadarin madaxbannaan meelaha ilbaxnimada laga soo gaaray[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qurbo aadis[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Talyaaniga meelha ay joogaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dadka laga tirada badanyahay iyo luqahada rasmiga ah ee loo aqoonsanyahay iyo meelaha ay joogaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Luqadda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Af-Talyaani[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Lahjadaha iyo Luqadaha kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Diinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Kirishtaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Roomaan Kaatoolik[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dariiqooyinka ee Kirishtaan ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Diimaha Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Fal Dambiyeedyada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dhaqaalaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dalxiiska[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dhismaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Wax dhoofinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Howlaha Guud[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Caafimaadka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tacliinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Warbaahinta iyo War-isgaarsiinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Bulshada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dabaqada Bulshada Iyo Xuquuqda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Nolol maalmeedka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Cunto dhaqameed[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ciidaha iyo Fasaxyada Rasmiga ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Bay'ada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Hiddaha iyo dhaqanka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Fanka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dhismeyaasha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Farshaxan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Fan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Masraxiyad[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Miyuusik[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Shineemo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Cilmiga iyo farsamada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Isbootiga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Wax karinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Heerka caalamiga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyo Banaanka ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]



Dalalka Yurub Qaarada Yurub
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Austriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki