Jibraltaar

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 36°08′35″N 5°21′11″W / 36.143°N 5.353°W / 36.143; -5.353

Astaanta guud

Jabal adaariq carabiga (جبل طارق) ingiriisga (Gibraltar) waa mandaqad haysata Ismaamul hoosaad oo katirsan wadanka ingiriiska waxa ay kutaala dhulka wadanka isbayn ingiriisku waxa uu gumaysanayay ilaa 1981 wixii ka horeeyay laakin sandkaas ayay qaadatay maamul hoosaad