Seerbiya

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Coat of arms of Serbia.svg
Flag of Serbia.svg
Location of Serbia in Europe, Kosovo included.png

Seerbiya (Србија) ama Jamhuuriyadda Seerbiya waa wadan ku yaala koonfurta qaarada Yurub. Seerbiya markeeda hore wuxuu ahaa wadan xor ah, wuxuuna mar la midoobay dowladii ladhihi jiray Yugoslaafiya, hadana wuxuu la midoobay wadanka Moontenegro, waxayna kala go'een 2006dii. Wadanka Seerbiya iyo wadanka Kosofo waxay kala go'een 2008dii.Seerbiya waxay maanta leedahay maamul goboleed oo la yiraahdo Vojvodina. Caasimada wadanka Seerbiya waa Belgareed.

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]


Dalalka Yurub Qaarada Yurub
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Austriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki