Faransiis Guyana

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 4°N 53°W / 4°N 53°W / 4; -53

Location-Guyane-France.png

Faransiis Guyana (Af-Faransiis: Guyane française) waa dhul ka mid ah dalka Faransiiska, waxoona ku yaalaa Ameerikada koonfureed. Gobolkaan waxoona xeeb ku leeyahay Badda Karabiya. Magaalo madaxda gobolkaan waxaa ladhahaa Kayene.

,