Beljim

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Calanka Beljim

Beljim ama Belgium (Af-Faransiis: Belgique)(Nederlands België) Somalina waaxa lagu dahaa Biljim. Biljim waa wadan ku yaala yurub , waxa ay dhacdaa waqooyi galbayd yurub , biljim waxa daris la ah wadamada Farnsiiska Jarmalka iyo Holland iyo wadanka logsonberg dhinaca bada waxa uu daris kala yahay Egland. caasumadna waxa u ah Brossel , waana isla caasimada yurub Brussel, Biljim waxa ay u qeybsantaa sadex qaybood, qaybta 1aad waxa la dhahaa vlaamsvlaandaren waxayna xigtaa dhinaca Holand ama Naderland, qaybta 2 aad waxa la dhahaa Wallonie waxayna xigtaa dhinaca Franceska, qaybta sadexaadna waxa la dhahaa Dutchs. biljim waxa ay haysataa 10 gobol; Biljim waxa ay leedahay wabiyo badan lkn 5 wabi baa u mihiim ah, Biljim malahan madaxwayne waxa ay leedahay ra isul wasaare iyo boqortooyo boqorka magiciisa waxa la dhahaa boqor filip. Biljim waxa ku nool dad lagu qiyaaso 11 malyan oo qof waana wadan fican waxaana dagan dad aad u fican, cimilada Biljim waxa ay u badantahay qabaw baraf iyo roobab waana wadan yar oo barwaaqo ah.