Badweynta Baasifik

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 0°N 160°W / 0°N 160°W / 0; -160

Badweeynta Baasifik

Badweynta Baasifik Waa badwaynta uguwayn badha waawayn.Waxa ay dhererantahay inta u dhaxaysa Cirifka waqooyiwaqooyi ee aduunka ilaa Cirifka koonfureed dhanka galbeed waxa kaxiga labada qaaradood ee asiya iyo Australia dhanka barina waxa kaxiga qaarada maraykanka waxa ay kufadhidaa bed gaadhaya 169.2 milyuun oo iskuwareeg ah waxa ay qaadanaysaa 46% marka badaha oo dhan laysku daro hadii la eego aduunk baasafiku waxa uu ka noqonayaa 30% taas oo kadhigan sadex moolood oo meel waxa la ogaady qarnigii 16aad , waxa ogaaday dhul baadhihii lagu magacaabi jiray Vasco Núñez de Balboa

Aragti guud[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Badweynta Baasifikgu marka aduunka lagadhigo sadex meelood waxa ay katahay meel taas oo macneheedu yahay in baasafigu uu aduunka kayahay %30. waxa uu ka koobanyahay 15500 milyuun oo kiilo mitor oo iskuwareeg ah.