Banama

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Calanka Banama
Banama

Banama waa wadan ku yaalo Ameerikada Dhexe. wadankaan wuuu xuduud la leeyahay wadamada Kolombiya iyo Kosta Rika wadankaan wuxuu mar ka tirsanaan jiray wadanka Kolombiya, wuxuuna ka xoroobay sanadka marka ee eheed 1903. Wadankaan waxaa dhaxmaro Kanaalka Banama oo ah meel biyo mareen ah oo isku furto badaha kala ah Badweynta Atlaantik iyo Badweynta Baasifik. Kanaalkaan waxaa qoday Mareykanka. Wadanka Banama wuxuu ka midyahay wadamada aadka u isticmaalo maraakiibta xamuulka ah oo ka kala ganacsato wadamada caalamka.












Dalalka Woqooyiga Ameerika Qaarada Woqooyiga Ameerika
Antigua iyo Barbuda · Bahamas · Barbados · Belise · Banama · Dominika · El Salfador · Grenada · Guatemala · Haiti · Honduras · jamhuuriyadda Dominika · Jamayka · Kanada · Kosta Rika · Kuuba · Gobolada Isku Tegay ee Ameerika · Meksiko · Nikaragua · St.kitts iyo Nevis · St. Lukia| · St. Finkent iyo Grenadines · Trinidad iyo Tobago ·