Axad

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Todobaadka
Sabti
Axad
Isniin
Talaado
Arbaco
Khamiis
Jimco

Axad waa maalinta labaad ee Todobaadka, waxayna u dhaxaysaa Sabtiga iyo Isniinta.

axad waxay dhicana istandharka ISO 8601 ka tahay maalinta todobaad ee usbuuca. Kalandarka gaalada waxay u tahay maalin fasax ah oo aanan la shaqynin

luqada Ingiriiska waxaa lagu yiraahdaa Sunday, mida Finnishakana Sunnuntai.

Todobada maalin ee Todabaadka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]