Guinea

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 7°32′17″N 8°29′50″W / 7.53806°N 8.49722°W / 7.53806; -8.49722

Flag of Guinea.svg

Guinea waa wadan ku yaalo Galbeedka Afrika. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Guinea-Bissau, Maali, Sinigaal, Xeebta Foolmaroodi, Sierra Leone iyo Liberia. Caasimada waxaa la dhahaa Konakri.