Jasiirada Qabrus

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 35°N 33°E / 35°N 33°E / 35; 33

Flag of Cyprus.svg
Cyprus in its region (de-facto).svg

Jasiirada Cyprus (qabrus) (saybrus), (Kibris) ama Jamhuuriyadda Cyprus, waa wadan yar oo jasiirad ah, wadankaan waxaa degan labo qoomiyadood oo u kala dhashtay wadamada Giriig iyo Turkiga. labadaan qoomiyadood markii hore waxaa ka dhaxeen jiray colaad, isla markaas neh 1974ti waxaa wadanka soo galay ciidamo ka socdo wadanka turkiga, waxeena qabsadeen woqooyiga Cyprus oo ah meesha ee ku badantahay turkida, waqtigaas ka dib, jasiirada labo ayee u kala qeebsamtay, dadka badankooda ama kuwa giriiga ah waxee u guureen koonfurta.Jasiirada waxee yeelatay Labo maamul oo kala ah kuwa turkida iyo kuwa giriiga. Jasiiradaan maanta waxee u shaqeesaa dhinaca dalxiiska, waxeena ka tirsantahay qaarada Yurub.