Marooko

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 33°32′N 7°35′E / 33.533°N 7.583°E / 33.533; 7.583

Boqortooyada Marooko
المملكة المغربية
Al-Mamlakatu l-Maġribiyah
Calanka Morooko Astaannta Qaranka ee Morooko
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Afrika
Astaanta Calanka
Hymne shérifien"
Location of Morooko
Caasimada Rabat
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Carabi iyo Af-Berber
Ka xoroobey Gumeystihii Faransiiska 
 -  Taakiikh 2 maarso, 1956 
Area
 -  Total 446,550 km2 km² 
172,414 sq mi 
 -  Biyo (%) 0.06
Cadadka Dadka
 -  2009 qiyaas 31,993,000 
Lacagta Dirhamka Marokko
Wakhtiga (UTC+1) 
Furaha debeda ++212


Marooko (Af-Carabi المغرب, al-Maġrib, ama Boqortooyada Marooko waa wadan ku yaalo woqooyiga Afrika. Marooko waa wadan carbed, oo weeninkiiso yahay 710.850 km², haddii lagu daro Saxaraha Galbeedka. shacabka ku nool neh waxee gaarayaan 31,993,00 qof. Marooko waxee xad la wadaagtaa wadamanka Al jeeriya,dhinaca woqooyi neh waxaa kaga dhagan Badweynta Atlaantik, iyo Galbeedka Sahara oo ah meel haysata maamul hoosaad.



Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: