Iswiidhan

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Boqortooyada Iswiidhan
Kingdom of Sweden
Konungariket Sverige
Hal ku dheg: (royal) "För Sverige – i tiden[a]
"Iswiidhan – Waxay la socotaa waqtiga"
Heesta qaranka: Du gamla, Du fria [b]
Waxaa tahay waayo, waxaa tahay xor

Heesta qaranka: Kungssången
Heesta boqorka
Halka ay dhaco   Iswiidhan  (cagaarka mugdiga ah)– Yurub  (cagaar & Dameeri mugdi)– Midowga Yurub  (cagaar)
Halka ay dhaco  Iswiidhan (cagaarka mugdiga ah)

– Yurub (cagaar & Dameeri mugdi)
– Midowga Yurub (cagaar)

Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Stockholm vapen bra.svg Stockholm
59°21′N 18°4′E / 59.350°N 18.067°E / 59.350; 18.067
Luqadaha rasmiga ah Af-Iswiidhan[c]
Qaybaha qoomiyedaha ma lahan tirakoob rasmi ah[d]
Dadka
Xukunka Dawlad dhexe Baarlamaan hab dimoqraadi ah hoos timaada Boqortooyo Dastuuri ah
 -  Hogaamiye ama Boqor Boqor Carl XVI Gustaf
 -  Ra'iisul wasaare Stefan Löfven (S)
 -  Af-Hayeenka Baarlamaanka
the Riksdag'
Per Westerberg (M)
Sharci dejinta Riksdag
La soo xulay
 -  Iskudhaf Da´ dhexaad 
Baaxad
 -  Guud ahaan 449,964 km2 (57th)
173,745 sq mi 
 -  Biyo (%) 8.7
Tirada dadka
 -  2016 Tirakoob 9,875,378
 -  Mugga Dadka 21.5/km2 (194th)
55.6/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2011 qiyaastii
 -  Guud ahaan $381.719 billion[1]
 -  Qof qof $40,393[1]
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2011 estimate
 -  Guud ahaan $538.237 billion[1]
 -  Calaa qof $56,956[1]
Qaybsiga (2011) 24.4[2] (low)
Kobaca (2013) Green Arrow Up Darker.svg 0.916[3] (very high / 8th)
Lacagta Karoonka Iswiidhan (SEK)
Waqtiga CET (UTC+1)
 -  Xagaa (DST) CEST (UTC+2)
Taariikhda yyyy-mm-dd
Wadista Baabuurta midig[e]
Furaha telka 46
Furaha Internetka .se[f]
a. ^ "För Sverige – I tiden" has been adopted by Carl XVI Gustaf as his personal motto.
b. ^ Du gamla, Du fria has never been officially adopted as national anthem, but is so by convention.
c. ^ Since 1 July 2009.
e. ^ Since 3 September 1967.
f. ^ The .eu domain is also used, as it is shared with other European Union member states.

Iswiidhan (Af-Iswiidhan: Sverige [ˈsværjɛ] ( dhageeyso)), Boqortooyada Iswiidhan (Af-Iswiidhan: Konungariket Sverige), waa dal ka mid ah Iskaandinafiyaaka dhacana Woqooyiyiga Yurub. Iswiidhan waxay xad la leedahay dalalka Norway, Finland, iyo Denmark taasoo ku xirta buundada Øresund.

Iswiidhan waa dalka saddexaad ee Yurubta ugu weyn xagga bedka dhulka (450,295 km2) tirada dadka waxay gaareeysaa 9.6[4] malyan oo qof Iswiidhan dadkeedu waa yeryihiin marka loo eego baaxadda dhulka ay haysato in ka yer 22 qof ayaa ku soo aadeeso 1 km2 laakiin 85% ayaa tirada dadka sii korortaa koonfurta dalka waxaana usabab ah guryeenta faraha badan ee ka jirta koonfurta, Stockholm waa caasimadda dalka waxaana degan in ku dhow 1.6 malyan oo qof.

Asalka Magaca[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Magaca "Iswiidhan" ee cusub kana timid "Sweoðeod", loola jeedo "Ummad iswiidhishka" asal ahaan ka timid ama ka soo jeeda "Svíþjóð" afka Nowrisankii hore, afka rajada Norway.

waxaa loo adeegsadaa "Sweden" ama wax u eg sida badan afafka cusub, iyadoo laga reebo Af daanishka af norwajiyaan oo ah Af-Iswiidhan taasoo laga adeegsado "Sverige". waxaa jira af laga saaro qaybo ka mid ah afafka finishka taasoo ah adeegsiga ay adeegsato "Ruotsi" iyo af istooniyaan erayga "Rootsi" waa magacyo kana dhigan mid laga soo gooyay "Ruush Rus" waa dad daganaa xeebaha xilliyo hore xiriirna lama leh dawladda ruushka ee hadda jirta magaca uun bay iskaga ekaadeen.

Arrinka ma quseeyo "Swedes" iyo "Sweden" laga soo jaray luaqadaha la soo sheegay, laakiin waxa uu noqon karaa asal ahaan "Swihoniz" luqada jarmalkii hore taasoo loola jeedo "Boqorkii Kaliga" [5] iyadoo la tilmaamayo qabiilka qofka jarmalka.

laakiin magacaabista Soomaaliga la adeegsado hadda "Iswiidhan" waxaa laga soo qaatay Af-ingiriiska "Sweden".

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qarniyo Hore[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Fikanji Qarniyadii Dhexe[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Imbaraatooriyadii Iswiidhan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Taariikhda Cusub[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Labadii Dagaal ee Dunida dhax dhaxaad AYEY AHEYD NO-ALLIGNED MOVEMENT[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dagaalkii Qaboobaa DANTEEDA AYEY QABSANAYSAY WAA WADAN FIICAN OO GARANAYA DANTOODA OO WAX KALE AAN FARAGASHANIN AMA MA FARA QAAD QAAD BADNO WADANKAN[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Hadda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Juqraafi WAA WAYN YAHAY WADANKU[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Wadanka Iswiidhen wuxuu xuduud la leeyahay wadamada Norway, Finland, dhinaca badda wuxuu xuduud la leeyahay wadanka Danmark. Iswiidhen waa wadan aad u weyn waan wadanka sadaxaad ee ugu dhulka weyn yurub.

Cimilada ee wadanka sweden badanaa waa qabow[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Isku celceliska heerkulka cimilada (°C)[6]
City Jan Feb Mar Abr Maj Jun Lul Ago Seb Okt Nof Dis
Kiruna −10/−16 −8/−15 −4/−13 2/−7 8/0 14/6 17/8 14/6 9/2 1/−4 −5/−10 −8/−15
Östersund −5/−10 −3/−9 0/−6 5/−2 12/3 16/8 18/10 17/10 12/6 6/2 0/−3 −3/−8
Stockholm 1/−2 1/−3 4/−2 11/3 16/8 20/12 23/15 22/14 17/10 10/6 5/2 1/−1
Göteborg 2/−1 4/−1 6/0 11/3 16/8 19/12 22/14 22/14 18/10 12/6 7/3 3/−1
Visby 1/−2 1/−3 3/−2 9/1 14/6 18/10 21/13 20/13 16/9 10/6 5/2 2/0
Malmö 3/−1 3/−1 6/0 12/3 17/8 19/11 22/13 22/14 18/10 12/6 8/4 4/1

Xukuumadda iyo Siyaasadda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Gobolada Iswiidhan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Taariikh Siyaasadeed[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Habka Isxukunka Cusub[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qaanuunka iyo fulinka qaanuunka iyo habka Cadaaladda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xiriirka Arrimaha Dibadda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ciidanka Qalabka Sida[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dhaqaalaha AAD UMA BADNO LAAKIN ATYO WANAAGSAN AYEY LEEYIHIIN[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tamarta iyo Gaadiidka VOLVO AYAGAA ISKA LEH[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Siyaasadda Guud WAY DUULAYSAA MICNIHII WAY FIICAN TAHAY[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Aqoonta iyo Tacliinta IYAGA AYAA UGU SAREEYA ADUUNKA SABAB TOO AH MAREYKANKA AYEY KA DHUUQAAN[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Cilmiga iyo Tiknoolojiyadda INABA CAADI MA AHA AAD AYEY UGU HORMAREEN[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dimograafig[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

AFka ISWIIDAN WAXAA LAGA HADLAA HAL LUUQAD OO AH SVENKA LAAKIN WAXAA JIRA DAD Kala duwan oo ku hadla luuqado kala duwan sida soomaaliga iyo ingiriiska[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

luuqada wadanka waxay leedahay lahjado kale duwan tusaale ahaan (skånska dileks) lahjada iskoone.

Iswiidhen waxaa looga hadlaa dhoor luqadood luqadda ugu badan ee looga hadlo waa luqadda iswiidhen (Svenska).

Diinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Wadanka Swiidhen waa wadan diimuhu ey xur ka yihiin waxaan dagan muslimiin fara badan

Caafimaadka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dhaqanka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Muusiga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dhismaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Warbaahinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Fanka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ciidaha iyi Fasaxyada Rasmiga ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Cunno dhaqameedka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Shineemo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Moodada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ciyaaraha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Wadan Iswiidhen waxaa laga ciyaaraa ciyaaro kala duwan sida kubadda cagta,hockyga iyo caayaro kale oo badan.

Linkiga Caddaynta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. 1.0 1.1 1.2 1.3 "Sweden". International Monetary Fund. Retrieved 22 April 2012. 
  2. "Gini coefficient of equivalised disposable income (source: SILC)". Eurostat Data Explorer. Retrieved 13 August 2013. 
  3. "Human Development Report 2013" (PDF). United Nations. 2013. Retrieved 14 March 2013. 
  4. Tirakoobka.
  5. . 
  6. weather. "Local, National, and International Weather – Forecasts, Radar Maps, Video, and News". Msn.com. Archived from the original on 11 May 2008. Retrieved 6 May 2009. 
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:


Dalalka Yurub Qaarada Yurub
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Austriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki