Latest News

QARAX KHASAARE DHALIYEY OO KA DHACAY MAGAALADA BOOSAASO EE XARUNTA GOBOLKA BARI

News image

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari xalay  ayaa gaadiid ay wateen ciidamada amaanka ee Maamul goboleedka Puntland Bartamaha Magaalada Boosaaso lagula eegtay qarax miino oo aad u xoogan kaasoo la sheegay in uu haleelay gaari ay saarnaayeen ciidamada ka tirsan kuwa amaanka Maamul goboleedka Puntland. Saddex askari ayaa ku dhimatay kuwa  kalana waa ay ku dhaawacantay qaraxaasi miino waxaana la tilmaamay in qasaaraha intaasi uu ka badanyahay,waxaana qaraxa ka dib...

Latest New | S.Naalaye | Tuesday, 15 December 2009

READ MORE

MADAXWEYNE FAROOLE OO MAGCAABAY WASIIRKA WARFAAFINTA PUNTLAND

News image

M/weynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa muddo dheer kadib magacaabay Wasiirka Warfaafinta maamulkiisa Puntland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska M/weynaha Puntland ee Garoowe  ayaa lagu magacaabey Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdixakim Axmad Guuleed.  Madaxweynaha Puntland ayaa Wareegtada ku xusey in magcaabistaan timid kadib markii ay timid baahida loo qabo Wasiirka Warfafinta Puntland xili si KMG ah xilkaas in muddo ah u hayeen Wasiir ku-xigeenka Wasaarada.  Magacaabistaan ayaa timid kadib markii Wasiirkii hore alaha u naxariistee Warsame...

Latest New | S.Naalaye | Monday, 14 December 2009

READ MORE

Wararkale / Other News


abwaan ABWAAN SICIID SAALAX "WAA IN LOOWADA GUNTADAA SIDII JAAMACADA SANAAG UNIVERSITY AY U NOQON LAHAYD MID WAXTAR LEH"
Monday, 14 December 2009 09:10
Magaalada Minyaabulis ee wadanka maraykanka ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad deeq ururin ah oo loo  sameeyey jaamacad dhowaan laga hirgeliyey Gobolk...
puntlandlogo.jpg WASIIRKA DASTUURKA IYO ARIMAHA FEDERALKA "PUNTLAND XAQ AYAY U LEEDAHAY CALAN IYO ASTAAN U GAAR AH"
Monday, 14 December 2009 08:58
Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Maamul goboleedka Puntland ay xaq u leeyihiin in ay sameystaan Calan u gaar ah kadib markii Maamulka Puntl...
sports.jpg GOBOLKA HAYLAAN OO KA HADHAY TARTANKA CIYAARAHA GOBOLADA DOWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND
Monday, 14 December 2009 08:50
Ciyaar aad u xiisa badana ayaa ku dhex martay garoonka Mire Awaare labada xul ee gobollada Bari & Haylaan ee Puntland.Xulka Bari oo ugu cad cad kooxah...
dhaawacqarax.jpg BOQORTOOYADA SUCUUDIGA OO BALAN QAADAY INAY DAAWAYNAYSO DADKII KU WAXYEELOOBEY QARAXII HOTEL SHAMOW
Monday, 14 December 2009 08:41
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda lagu daaweeyo dhaawicii qaraxii Hotel Shaamoow ee ku jira Isbitaalka Aga Khan ee magaalad...
syl.jpg Taariikh Nololeedkii Halgamaa Cali Barduuro 1919-2009
Monday, 14 December 2009 08:32
Alle ha u naxariistee waxaan dib u milicsanaynaa Taariikh Nololeedkii Cali Xasan (Barduuro) oo ahaa Halgamaagii ugu dambeeyay Ururkii dhalinyarada SY...
nusuj.jpg NUSUJ OO KU GUULAYSTAY ABAAL MARIN CAALAMI AH (+DAAWO SAWIRO)
Sunday, 13 December 2009 16:39
NAIROBI::Abaalmarinta caalamiga ah ee xuquuqda aadamaha ee ay sanad kasta bixiso dawlada Faransiiska ayaa sanadkan waxaa gudiga qaabilsan abaalmarint...
boosaaso.jpg DAD ETHIOPIAN AH OO KU DHINTAY MAGAALADA BOSASO KA DIB MARKAY CUNEEN CUNTA SUMAYSAN
Sunday, 13 December 2009 14:19
Dad  Ethiopian ah ayaa ku geeriyootay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari kadib markii la sheegay in ay cuneen cunto Sumeysan. Sida ay shee...
misssomalia.jpg SOOMAALIYA OO KA QAYB GASHAY TARTANKA QURUXDA WADAMADA CARABTA [+SAWIRO]
Sunday, 13 December 2009 14:01
Waxaa sanadkaan lagu qabtay Magaaladda Qaahira ee dalka Masar Tartanta Quruxda Haweenka Carbeed, “Miss Arab”iyadoo ay qeyb weyn ka qaadatay gabar ...
bosaso.jpg QARAX KA DHACAY DULEEDKA MAGAALADA BOOSAASO
Sunday, 13 December 2009 12:01
 Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Qarax miino lagula beegsaday duleedka magaaladaasi Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Puntl...
wefdiilkajiir.jpg GEN.ILKAJIIR OO KU QAABILAY WEFDIYO KA KALA SOCDA WADANKA HOLLAND [+SAWIRO]
Saturday, 12 December 2009 18:43
Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dawladda Soomaaliyeed ee Puntland Gen.Cabdullaahi Axmed Jamac (Ilkojiir) ayaa mudooyinki la soo dhaafey ku sugnaa dalka Hol...
askarta.jpg Xog ku saabsan kiiska dad loo haysto dacwada Taliyihii la dilay ee maamulka somaliland
Saturday, 12 December 2009 15:17
Laascaanood::Maxkamadda gobolka Sool, ayaa ogolaaday in saddex xubnood oo sida la sheegay ku eedaysnaa dilkii Taliyaha qaybta 12aad ee maamulka somali...
golissahal.jpg Adeegii casriga ahaa ee Golis oo gaadhay Sanaag iyo haylaan
Saturday, 12 December 2009 15:10
Waxaa gaadhey Magaalada Dhahar ee Xarunta Golis isla markaasina Munaasibado ku soo bandhigay Adeegan Casriga ah Masuuliyiin ka socota Shirkada isgaadh...
ceerigaaboxujaaj.jpg XUJAAJ KA SOO NOQOTAY XAJKA SANADKA OO GAADHAY DEGMADA CEERIGAABO
Saturday, 12 December 2009 14:38
CEERIGAABO:;Waxaa maanta magaalada Ceerigaabo soo gaarey xujaajtii u horeysey ee ka soo noqotay xajka sanadkan, Xujaajta oo ay sidey diyaarad ay leed...
amisom.jpg CIIDAMADA BADDA WADANKA SPAIN OO AMISOM U GACAN GELIYEY SOOMAALI AY QABTEEN XEEBAHA SOOMAALIYA
Saturday, 12 December 2009 12:18
Ciidamada dalka Spain ee ka mid ah ciidamada Midowga Yurub ee jooga biyaha Soomaaliya ayaa shalay gelinki danbe u gacan geliyey ciidamada AMISOM ee jo...
galkacyo.jpg CIIDAMADA AMAANKA EE MAGAALADA GALKACYO OO SOO BANDHIGAY NIN WADAADO KU WEERARAY MAGAALADAASI
Saturday, 12 December 2009 12:09
Ciidanka amaanka ee Magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhaweyd oo caawa ah ku guulaystay in ay gacanta ku dhigaan nin bistoolad ku weeraray Culimo Kusugnay...
mombasa1.jpg SHIRKA BULSHADA RAYIDKA MAGAALADA MOMBASA OO SAXAAFADU KA DHIIDHISAY
Friday, 11 December 2009 14:15
Shir magaalada Mombasa loogu qabtey ku dhawaad 200 oo qofood oo la sheegay inay yihiin qaybaha bulshada rayidka ee Soomaaliyeed ayaa si weyn waxaa iga...
sanagsport.jpg G/SANAAG OO U AWOOD SHEEGTAY G/MUDUG CIYAARIHII KA SOCDEY MAGAALADA GAROWE
Friday, 11 December 2009 14:06
Waxay iska hor yimaadeen ciyaar kulul oo xiiso laheyd galabta gobolada kala ah Mudug iyo Sanaag Garoonka Mire Awaare ee uu ka socdo Koobka kubadda Cag...
tahriib.jpg YEMEN OO TIRAKOOB KASOO SAARTAY SOOMAALIDA DALKEEDA SOO GALA IYO KUWA BADDA KU SOO DHINTA
Friday, 11 December 2009 08:42
Warbixin ay soo saartay xarunta warfaafinta ee hoostagta wasaradda arimaha gudaha dalka Yemen ayaa lagu sheegay in bishii November oo kaliya dalka yem...
ururkawawatitle.jpg SIMINAAR LOO QABTAY INTERNAL DISPLACED PEOPLE CAMPS(IDPC) OO KA DHACAY MAGAALADA BOSASO [+SAWIRO]
Thursday, 10 December 2009 22:00
 Siminaar soconayey muddo saddex casho ah ayaa saaka lagu soogabagabeeyey magaalada bosaso,gaar ahaan machadka "Bosaso of Professional School". ...
africanoil.jpg GOLAHA WASIIRADA PUNTLAND OO ANSIXIYEY HISHIISKII AFRICAN OIL
Thursday, 10 December 2009 07:03
Kulan maanta 09 Dec,2009 isugu yimaadeen golaha Xukuumada Puntland kasoo uu gudoominayey Madaxweyne Farole ayaa lagu falanqeeyey wax ka badalida qodob...
dhaawacqarax.jpg AABIHII DHALAY NINKII LAGU EEDEEYEY QARAXII HOTEL SHAMO OO BEENIYEY IN UU WIILKIISU IS-QARXYEY
Thursday, 10 December 2009 06:49
Xaaji Xasan, aabaha ninka lagu tuhunsan yahay inuu geystay qaraxii ay dadku ku dhinteen ee Hotel Shaamow ayaa isagoo jooga Denmark VOA uga warramay wa...
ilkacase.jpg WERIYE ILKA-CASE OO ABAAL MARIN CAALAMI AH LA GUDOONSIIYEY
Thursday, 10 December 2009 06:25
Weriye Maxamed Axmed Maxamed (Ilkacase) oo ka mid ah Suxufiyiinta reer Puntland ayaa ka mid Noqday Sadex Suxufi oo African ah oo ku Guulaystay Tartan ...
bosaso.jpg WEFDI KA SOCDA SAFAARADA JAPAN EE KENYA IYO UNESCO OO SOO GAADHEY MAGAALADA BOSASO
Wednesday, 09 December 2009 08:12
Waxaa shalay gelinkii dambe ka soo degay garoonka Bander Qassim ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari wafti uu hogaaminayo Seiji Okada oo ah s...
budhcadbadeed1.jpg DOONI LAGA LEEYAHAY WADANKA IIRAAN OO AY AFDUUBEEN BUDHCAD BADEEDA SOOMAALIDA
Wednesday, 09 December 2009 08:05
Burcad badeeda soomaalida ee ka qowlaysta  xeebaha gacanka cadmeed iyo badweynta India ayaa gacanta ku dhigay dooni kaluumaysi oo laga leeyahay wadan...
secondaryschooltitle.jpg DUGSIGA SARE EE MAGAALADA BOSASO OO LA DAYACTIRAYO [+SAWIRO]
Tuesday, 08 December 2009 22:54
Bosaso Public Secondary School(BPSS), waxaa la unkay sanadku markuu ahaa 1978-dii, waxana uu kamidyahay dugsiyadii ay dowladii hore kaburburtay.  Bo...
mombasa.jpg SOOMAALI MAXKAMAD LAGU SOO TAAGEY DALKA KENYA GAAR AHAAN MAGAALADA MOMBASA
Tuesday, 08 December 2009 11:34
Ku dhawaad 10 qof oo Soomaali ah ayaa shalay maxkamada lagu soo taagay Magaalo Xeebeedka Mambasa ee dalka Kenya kadib markii lagu helay hub iyo ras...
shiine.jpg MAANSO: "MUQDISHAANU DOODNOO , MADAX REEBA BAY TIDHI ...ANA MOOYI BAAN IDHI ... MOWLAHA DUGSAAN IDHI ...MIDIGTAY GO'DAY TIDHI." BY SHIINE
Tuesday, 08 December 2009 01:26
W.T. Maxamamuud Axmed Cabdalle (Shiine) - Maansadan waxan curiyey ka dib qaraxyadii dhowaan ka dhacay Muqdisho mar aan indhaha ku dhuftay fiidyow naxd...
wefdimasar.jpg SAFIIRKA MASAR U FADHIYA SOMALIA OO SOO GAADHEY MAGAALADA BOSASO
Monday, 07 December 2009 19:16
Boosaaso:-Wafdi u hogaaminaayo Safiirka dalka Masar Ambassador Axmed Al-Masri ayaa waxaa ay ka soo dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso ee...
puntland.jpg PUNTLAND OO MAGACOWDAY GUDDI SOO XULLA ASTAAN IYO CALAN CUSUB OO AY YEELATO PUNTLAND
Monday, 07 December 2009 19:13
M/weyne Faroole ayaa magacaabay guddi ka kooban wasiir u dawlayaal, abwaanno, iyo bulshada rayadka ah oo ka baaraandega astaanka, calanka iy heesta da...
puntlanddeeqwaxbarasho.jpg WASAARADA WAXBARASHADA PUNTLAND OO DEEQ WAXBARASAHO U DIRTAY ARDAY KA SOO BAXAY DUGSIYADA SARE EE PUNTLAND
Monday, 07 December 2009 18:43
Wasaaradda Waxbarashadda Dowlada Puntland  ayaa deeq waxbarasho dalka Yemen ugu dirtay 9- arday oo ka kala yimid Dugsiiyadda sare ee Deegaanada Punt...


MAQAALLO


calmadow.jpg CEERIGAABO IYO TAARIIKHDEEDA
Tuesday, 01 December 2009 16:25
Ceerigaabo iyo Taariikhdeenna Ceerigaabo waxay ka...
faallo1.jpg MAQAAL DIINI AH OO KA WARAMAYA "ADUUNKA AMA KOWNKA"
Tuesday, 01 December 2009 16:10
  Adduunka ama Kownka Adduunka ama Kownku waa ...
faallo1.jpg Ninkii sheegay ma dhaafto
Tuesday, 17 November 2009 09:17
Mahad oo dhan waxay u sugnaatey Alle subxaanuxu wa...
emblem.jpg Wareegii labaad ee Burburka wadaadadda Soomaaliyeed
Wednesday, 30 September 2009 16:44
Ilaahbaa mahad leh, nabadgelyo iyo naxariis nabi ...
idris1.jpg Soomaalida iyo Ramadaanka Makkah Shiikh Maxamed Idiris
Saturday, 19 September 2009 16:32
Mekkah:-Caawa(Xaley) 29/9/1430 (18/9/2009) ayaa M...
emplem.jpg Puntland: From a Utopian Vision to a Clan Enclave
Friday, 18 September 2009 19:04
After a long cherished hunt of ordered society, st...
idris1.jpg Soomaalidu isma dhiibayso!|Sh. M. Idris
Friday, 04 September 2009 17:16
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg Hantiilayaasha Caydha Ah Sh Maxamed Idiris !!
Tuesday, 11 August 2009 16:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
atahrib.jpg AYEEYOOYIN TAHRIIBA IYO ODAYAAL TUKUBAAYA.
Sunday, 02 August 2009 15:50
Waxaan ka soo dheegey sheekooyin dhab ah Tabaalaha...
atahrib.jpg WALBAHAARKA TAHRIIBTA IYO WANJALAADA YURUB.
Sunday, 02 August 2009 15:44
Hanad teg Hibo  dhooftay bilihii u danbeeyeyna la...

Sports


kubad.jpg XULKA GHANA OO U SOO BAXAY KOOBKA ADUUNKA
Tuesday, 08 September 2009 16:31
        ...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
kubad.jpg TAARIIKHDA MACALINKII XULKA QARANKA ENGLAND BOBBY ROBSON
Sunday, 30 August 2009 10:06
 Tariikh macalikii xulka qaranka  England Bobby ...
kubad.jpg Macalin Cumar tababare rug cadaa ah kana mid ah xidigihii kubadda cagta dalkeena soomaray 50 meeyadii.
Saturday, 29 August 2009 11:13
Macalin Cumar tababare rug cadaa ah kana mid ah xi...

Online Users

We have 43 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll143650

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ SICIID MAXAMED CISMAAN (GIIF) IYO AYAAN MAXAMED XASAN / BOSASO
Tuesday, 15 December 2009 09:10
Tahniyad  Dhalasho: Mudane  Siciid  maxamed cis...
tahniyad1.jpg HAMBALYO AROOS / CABDIRAHMAAN MOXAMMED CALI DAYN IYO FARXIYO MAXAMMED CUMAR
Sunday, 13 December 2009 00:06
HAMBALYO    HAMBALYO Anagoo kala ah 1- �...
tahniyad1.jpg TAHNIYADA DHALASHO / CABDIRASHIID CABDALE MAXAMED IYO KHADRA XASAN YUUSUF(DHAQASHO)
Friday, 16 October 2009 12:58
waxaa hambalyo loo diraya mudane c/rashiid cabadal...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MUDANE LIBAN MAHDI ALIAYAN ABDI IYO MURWO FARAX YASIN AHMED HIRAD / HADAAFTIMO
Monday, 05 October 2009 09:04
Tahniyad Aroos oo ku socota Mudane Liban Mahdi Ali...
tahniyad1.jpg TAHNIYADA DHALASHO / AXMED NUUR MADOOBE IYO AAMINA CABDI MAXA'ED
Thursday, 10 September 2009 07:13
Anagoo kala ah dad ku quran hoos oo ah:2)    ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH/ MARAXUUM MAXAMED CABDI DHEERE / CEERIGAABO
Sunday, 13 December 2009 00:02
Caasha Taraawil Mahad Maxamuud Cumar Hoori iy...
me TACSI NAXDIN LEH / WAXAA DIRAYA ARDAYDA JAAMACADA BOSASO
Saturday, 05 December 2009 03:02
bismilaahi rahmaani rahiimanagoo ah ardayda jaamca...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUMAD MARYAN DUCAALE SAALAX IYO MARXUUM FAYSAL ISMACIIL AXMED GAAS
Tuesday, 01 December 2009 16:35
    Marwo Sahro Xuseen Cismaan...
tacsi.jpg Jaaliyada Reer Sanaag ee Newzealand oo tacsi udiraya qoyska iyo qaraabada Alla hawnaxariistee Cawed Suldan
Friday, 27 November 2009 16:06
Dhamaan macagyadan hoos ku qoran joogana dalka New...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CAWED SULDAAN / WAXAA DIRYA ARDAYDA REER SANAAG IYO HIGHLAND EE MALAYSIA
Wednesday, 25 November 2009 17:49
inaa lilaahi wa inaa ilayhi rajucuun ..waxaa halka...