Latest News

GOBOLKA BARI OO KUGUULAYSTAY TARTANKA CIYAARAHA KUBADA CAGTA EE PUNTLAND 2009

News image

GAROOWE::Garowe, Dec 22 - Ciyaartii finaalaha ahayd ee galabta dhaxmartay gobollada Sool iyo Bari ayaa soo gaba-gabawday, waxaana ku guulaystay hanashada koobka ciyaaraha gobollada Puntland ee sanadkaan xulka kubadda cagta ee gobolka Bari kadib markii ay 2-0 ugu awood sheegteen xulka gobolka Sool. Inkastoo oo aysan ciyaartu si caadi ah u dhammaan oo ay xulka gobolka Sool garoonka ka baxeen ciyaarta oo wali socota laguna leeyahay labo gool halka iyaguna ay aysan wax gool ah...

Latest New | Abdul | Tuesday, 22 December 2009

READ MORE

Ciidammada Puntland oo baadhay Ceel-Daahir/Ceeldoofaar, maxay tahay sababta ka dambaysaa?

News image

Ciidamada Puntland oo baarey magaalada Ceel-daahir, Iyagoo kaxeysteyna dhalinyaro gaareysa ilaa iyo 8 oo u dhashey Ceeldaahir.... Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidammada PIS-ta iyo Daraawiishta oo wada jiraa baareen magaalada Ceel-Daahir, halkaasoo ay dadka qaar sheeganayaan inay waxyeello u geysteen, rasaas naxariis la’aan ah oodda lagaga qaaday, qaar kalena sheeganayaan in la jir dilay. Ciidamadan ayaa ka kaxaystey goobtaas dhalinyaro gaareysa ilaa iyo 8 iyadoo aan la ogayn ilaa...

Latest New | Abdul | Tuesday, 22 December 2009

READ MORE

Wararkale / Other News


calankapuntlland.jpg GOLAHA BAARLAMANKA PUNTLAND OO ISKU RAACAY CALAN IYO ASTAAN CUSUB AY YEELATO DOWLADA PUNTLAND
Tuesday, 22 December 2009 16:42
GAROOWE::Mudane yaasha Baarlamanka Dowlada Puntland ayaa maanta cod ku ansixiyay calanka, iyo astaanta dowlad Puntland ay Yeelaneyso ka dib markii gu...
faroole.jpg MADAXWEYNE FAROOLE OO KA HADLAY AMAANKA GUUD EE PUNTLAND IYO CIDA RABSHADAHA KA WADA DEGEENADA PUNTLAND
Tuesday, 22 December 2009 08:58
GAROOWE::Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Soomaaliyed Dr,Cabdiraxmaan Sh,Maxamed Maxamuud ayaa maanta ka hadlay amaanak deegaanada Puntland oo maalmi...
sheekhshariif.jpg Madaxweyne Sheekh Shariif Waxaan ugu baaqayaa Puntland,Soomaaliland,iyo jaaliyadaha dibadda in aan gacmaha is qabsanno oo cadowga Al-Qaacidda ee dadkeenna laynaya aannu iska kaashanno
Tuesday, 22 December 2009 08:41
MUQDISHO::Qudbadii Madaxweynaha uu ka jeediyay Golaha Baarlamanka oo sideeda u qoran)  Waxaa maanta dib u furmay fadhiga  Golaha Baarlamaanka ...
somalidagiriiga.jpg GIRIIGA OO U BALAN QAADAY SOMALIDA KU NOOL WADANKIISA IN UU SIIN DOONO SHARCIYO
Tuesday, 22 December 2009 08:41
Wasaaradda arimaha gudaha dowladda Gariiga ayaa Soomaalida wadankeeda ku dhaqan u balan qaaday in ay siinayso sharciyo ay ku joogaan dalkaasi islamark...
budhcadbadeed1.jpg BUDHCAD BADEED OO AFDUUBAY DOONI LAGA LEEYAHAY WADANKA INDIA
Tuesday, 22 December 2009 08:07
Burcad badeeda soomaalida ee ka qadhaabata gacanka cadmeed iyo badweynta India ayaa gacanta ku dhigay dooni laga leeyahay wadanka India oo Maraysay me...
guantanobay.jpg SOOMAALI LAGA SIIDAAYEY XABSIGA GUWANTANAMO-BAY OO DIB LOOGU SOO CESHAY GUDUHA DALKA SOOMAALIYA
Monday, 21 December 2009 10:43
Soomaali laga soo daayey xabsiga dawladda Maraykanku ku leedahay Jasiirada Cuba ee Guwantanamo-bay, ayaa shalay laga soo degay magaalada Hargyeysa, ka...
gobolkasanaagsports.jpg XULKA KUBADA CAGTA G/SANAAG OO LO SAMEEYEY XAFLAD SAGOOTIN AH [+SAWIRO]
Monday, 21 December 2009 10:22
    Waxaa habeenkii xalay lugu qabtay Guriga Wasiirka arimaha gudaha iyo hormarinta Dowladaha hoose ee Puntland G/C/ allahi Axamed...
emplem.jpg DOWLADA YEMEN IYO DOWLAD PUNTLAND EE SOOMALIYA OO HESHIIS WAX KU OOL AH WADA GAADHAY
Monday, 21 December 2009 08:48
SANCA::Dawladdaha Puntland & Yemen ayaa kala saxiixday heshiis ku aadan dhinacyada kalluumeysiga, tababarka iyo dib u habeynta ciidamada Puntland, wa...
ciisedholawaa.jpg Hayada Batroolka & Macdanta Puntland oo dhawaan bilaabeysa Howlihii Baaritaanada
Monday, 21 December 2009 08:37
BOSASO::Hayada Dowlada Puntland ugu qaabilsan Baaritaanka iyo Soo saarista kheyraadka dabiiciga ee Puntland ayaa dhawaan waxay bilaabeysa Howlaha hir...
calankapuntland1.jpg FIKIRKA CALANKA IYO ASTAANTA PUNTLAND OO MID KA MID AH LA SOO BANDHIGAY
Monday, 21 December 2009 08:13
Marka hore waxan doonayaa in aan halkan kusoo bandhigo Sawirka aan u sameyeyCalanka Dawladda Puntland Somalia. Midabada waxa laga bilaabaya Hoos ...
jaamacadasanaag.jpg WARGELIN: SHIR LOO QABAN DOONO JAAMACADA SANAAG UNIVERSITY OO KA DHICI DOONA MAGAALADA MINNEAPOLIS
Monday, 21 December 2009 05:12
Shir kadhicidoona Magaalada Minneapolis Taariikhdu markay tahay 12/26/09 oo ah maalin Sabti ah. Shirkan oo ah mid lagaga hadlaayo hirgelinta Jaamacad...
gudoomiyahabarlamaankapl.jpg GUDOOMIYAHA BARLAMAANKA PUNTLAND OO QARAX LALA BEEGSADAY
Monday, 21 December 2009 04:52
Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Puntland ayaa caawa waxa uu ka bad baaday qarax lagula eegtay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland. Wa...
puntlandlogo.jpg PROF DALXA OO AH GUDOOMIYE KU XIGEENKA BARLAMANKA SOMALIYA OO PUNTLAND UGU BAQAY IN AY WAX KA QABTAN DHIBKA LAGU HAYO DADKA KOONFURTA KA SOO JEEDA KA DIB MARKII PROF LA GUDOON SIYEY SHAHAADO CAALAMIYA
Sunday, 20 December 2009 09:07
NAIROB: Prof. Max'ed Cumar Dalxa Guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay saxaafadda ayaa ka dalbaday waxgaradka maamulka...
barlaamnka.jpg BARLAMAANKA PUNTLAND OO ANSIXIYEY HESHIISKA SHIDAALKA IY MACDAN QODISKA GOBOLADA PUNTLAND
Sunday, 20 December 2009 09:04
Golaha Barlamanka Puntland ayaa maanta ansaxiyey qodobada laga badaley hesiiskii shidaalka baarista ee u dhexeeyey shirkadaha shisheeye iyo dowladda P...
askarta.jpg CIIDAMO ITOOBIYAAN AH OO KU HUBAYSAN DABAABADO IYO GAWAADHIDA GAASHAAMAAN OO SOO GAADHAY GOBOLADA HIIRAAN IYO GALGUDUUD
Sunday, 20 December 2009 08:52
BELEDWEYNE::Boqolaal ka tirsan Ciidamada Ethiopia ayaa maanta gudaha u soo galay qeybo ka mid ah Gobolada Hiiraan iyo G/gaduud, iyagoo ku hubeysan Ga...
puntlandjournilst.jpg HOGAANKA SARE EE MAP OO KULAN KULA YEESHAY SAXAFIYIIN REER PUNTLAND [+SAWIRO]
Sunday, 20 December 2009 06:18
Hotelka Andulus ee Magaalada Nairobi Ayaa Waxaa Caawa Casho Sharaf Ugu Sameeyey Saxafiyiinta Reer Puntland ee Nairobi Joogta Xoghaya Guud ee Uruka Sax...
sanagsport.jpg GOBOLKA BARI OO RIKOORAYAAL KAGA ADKAADAY GOBOLKA SANAAG UNA GUDBAY FINALKA KOOBKA GOBOLADA PUNTLAND
Saturday, 19 December 2009 17:43
GAROOWE::Ciyaar aad u xiiso badan ayaa galabta garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe ku dhaxmartay xulalka kubadda cagta ee gobollada Bari iyo Sa...
calanka_puntland.jpg CALANKA, ASTAANTA IYO HEESTA PUNTLAND OO QAYB KA MID AH LA SOO BANDHIGAY
Saturday, 19 December 2009 09:53
Waxaa maanta bilawday kala xulashada iyo isku shaandaynta astaamo, heeso, iyo callamo ay hindiseen abwaano, farshaxano iyo dad badan oo ku nool dunida...
muqdisho.jpg QARAX BAM OO LAGU WEERARAY HOTEL AY DEGANAAYEEN XILDHIBAANO DFKM AH
Saturday, 19 December 2009 09:36
Qarax Bam islamarkaana ay Xildhibaano ku dhaawacmeen ayaa Caawa waxa uu ka dhacey Hotel ka agdhow xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kaasi oo ay...
islamiccalender.jpg SHUCUUBKA ISLAM-KA OO DABAAL DEGAYA SANADKA CUSUB EE HIJRIYADA ISLAAMKA
Saturday, 19 December 2009 04:04
Shucuubta Caalamka Islaamka ayaa u dabaal degaya Munaasabada Sanadka Cusub ee Islaamka oo Sanadkiiba mar ka dhacdo caalamka Islaamka.   Culumaa’u...
digilmiriflexildhibaano.jpg XILDHIBAANADA DIGIL IYO MIRIFLE OO KA HADLAY AMAAN DARIDA KA JIRTA PUNTLAND KA DIB MARKII DAD KA SOO JEEDA BEELAHAAS AY BILAABEEN IN AY ISAGA BAXAAN PUNTLAND
Friday, 18 December 2009 14:57
MUQDISHO::Kadib kulan maanta magaalada Muqisho ay ku yeesheen qaar kamid ah Xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya gaar ahaana kuwooda kasoo jeeda Gobo...
ceerigaabo.jpg Xarunta Waxbarashada Dadban ee Hay?adda Wadaniga Ee SEEYOee (sanaag Environmental and Educationa Youth Orgaanization) Ayaa Arday Gudoonsiisay Asha Haado Sharaf (+Daawo Sawiro )
Friday, 18 December 2009 14:45
Ceerigaabo:: Xarunta Waxbarashada Dadban ee Hayadda Wadaniga Ee SEEYOee (sanaag Environmental and Educationa Youth Orgaanization) ayaamunaasibad u qab...
cirowasiirkagudahasomland.jpg CIIDAANKA MAAMULKA SOMALILAND EE AAGA SHEEKH OO GACANTA KU DHIGAY JAWAAN LAGA SOO BUUXSHAY WALXAHA QARXA
Friday, 18 December 2009 14:36
SHEEKH::Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Cabdilaahi Ismaaciil Cali [Cirro] ayaa sheegay inay gacanta ku dhigayn Jawaan laga soo buuxiyey Waxyaal...
caraystaliyaciidanka.jpg TALIYIHII HORE EE CIIDANKA DARAAWIISHTA PUNTLAND GEN.CARAYS OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY(+DAAWO SAWIRO)
Friday, 18 December 2009 14:28
GAALKACYO::Galinkii danbe ee maanta ayaa waxaa magaalada Gaalkacyo soo gaaray Lataliyaha Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya horayna u ahaa taliyhii Ciidan...
budhcadbadeed.jpg BUDHCAD BADEED SII DAAYEY MARKA LAGA LEEYAHAY WADANKA GIRIIGA
Friday, 18 December 2009 11:32
Kooxa Burcad badeeda Soomaalida ayaa waxa ay sii daayeen Markab laga leeyahay wadanka Giriiga kadib markii lacag madax furasho ah ay ka qaateen. Anda...
bosaso.jpg QARAX KA DHACAY XALAYTO MAGAALADA BOSASO EE XARUNTA GOBOLKA BARI
Friday, 18 December 2009 08:59
Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka maamul goboleedka Puintland ayaa xalay bam gacmeed lagu tuuray iyagoo roondo ku sameynayay xafadaha kala duwan ee magal...
somalialogo.jpg DOWLADA SOOMAALIYA OO CODSATAY IN MAGDHOW LAGA SIIYO SUNTA LAGU SHUBO XEEBAHA WADANKEEDA
Thursday, 17 December 2009 08:00
  Dowlada KMG ah ee dalka Soomaaliya ayaa Beesha Caalamka ka codsatay magdhow laga siiyo suntan haraaga Warshadaha ee lagu shubo ee xeebta d...
puntlandlogo.jpg GUDDIGA NABADGELYADA PUNTLAND OO KULAMO BILAABAY U DHEXEEYA
Thursday, 17 December 2009 07:44
Guddi nabadgalayo oo dhowaan Madaxweynaha Puntland magacaabey ayaa maalmihii la soo dhaafey kulamo aan kala go' laheyn kula jirey qaybaha kala duwan e...
sanagsport.jpg GOBOLKA SANAAG OO U AWOOD SHEEGTAY GOBOLKA CAYN CIYAARIHII GOBOLADA PUNTLAND EE KA SOCDAY GAROOWE
Wednesday, 16 December 2009 19:34
GAROOWE::Gobolka Sanaag ayaa dhulka ku Jiiday xulka Cayn Ciyaarihi ka socday Garoowe, Garoonka ku Yaala ee Mire Awaare, Taageerayaal badan ayaa soo b...
faroole.jpg Madaxweyne Faroole oo Kulan ALBAABADU U XIDHANYIHIIN La Qaatay Golaha Wakiilada PUNTLAND
Wednesday, 16 December 2009 19:25
GAROOWE::Gudoomiayaha Golaha wakiilada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa Warbaahinta uga waramay kulan maanta uu la qaatay Go...


MAQAALLO


abbas.jpg Somali Americans combine Somali poetic wisdom with pop melodies
Tuesday, 22 December 2009 09:06
Mr. Abbas Hirad is a new artist whose life blooms ...
calmadow.jpg CEERIGAABO IYO TAARIIKHDEEDA
Tuesday, 01 December 2009 16:25
Ceerigaabo iyo Taariikhdeenna Ceerigaabo waxay ka...
faallo1.jpg MAQAAL DIINI AH OO KA WARAMAYA "ADUUNKA AMA KOWNKA"
Tuesday, 01 December 2009 16:10
  Adduunka ama Kownka Adduunka ama Kownku waa ...
faallo1.jpg Ninkii sheegay ma dhaafto
Tuesday, 17 November 2009 09:17
Mahad oo dhan waxay u sugnaatey Alle subxaanuxu wa...
emblem.jpg Wareegii labaad ee Burburka wadaadadda Soomaaliyeed
Wednesday, 30 September 2009 16:44
Ilaahbaa mahad leh, nabadgelyo iyo naxariis nabi ...
idris1.jpg Soomaalida iyo Ramadaanka Makkah Shiikh Maxamed Idiris
Saturday, 19 September 2009 16:32
Mekkah:-Caawa(Xaley) 29/9/1430 (18/9/2009) ayaa M...
emplem.jpg Puntland: From a Utopian Vision to a Clan Enclave
Friday, 18 September 2009 19:04
After a long cherished hunt of ordered society, st...
idris1.jpg Soomaalidu isma dhiibayso!|Sh. M. Idris
Friday, 04 September 2009 17:16
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg Hantiilayaasha Caydha Ah Sh Maxamed Idiris !!
Tuesday, 11 August 2009 16:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
atahrib.jpg AYEEYOOYIN TAHRIIBA IYO ODAYAAL TUKUBAAYA.
Sunday, 02 August 2009 15:50
Waxaan ka soo dheegey sheekooyin dhab ah Tabaalaha...

Sports


kubad.jpg XULKA GHANA OO U SOO BAXAY KOOBKA ADUUNKA
Tuesday, 08 September 2009 16:31
        ...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
kubad.jpg TAARIIKHDA MACALINKII XULKA QARANKA ENGLAND BOBBY ROBSON
Sunday, 30 August 2009 10:06
 Tariikh macalikii xulka qaranka  England Bobby ...
kubad.jpg Macalin Cumar tababare rug cadaa ah kana mid ah xidigihii kubadda cagta dalkeena soomaray 50 meeyadii.
Saturday, 29 August 2009 11:13
Macalin Cumar tababare rug cadaa ah kana mid ah xi...

Online Users

We have 10 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll149271

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ SICIID MAXAMED CISMAAN (GIIF) IYO AYAAN MAXAMED XASAN / BOSASO
Tuesday, 15 December 2009 09:10
Tahniyad  Dhalasho: Mudane  Siciid  maxamed cis...
tahniyad1.jpg HAMBALYO AROOS / CABDIRAHMAAN MOXAMMED CALI DAYN IYO FARXIYO MAXAMMED CUMAR
Sunday, 13 December 2009 00:06
HAMBALYO    HAMBALYO Anagoo kala ah 1- �...
tahniyad1.jpg TAHNIYADA DHALASHO / CABDIRASHIID CABDALE MAXAMED IYO KHADRA XASAN YUUSUF(DHAQASHO)
Friday, 16 October 2009 12:58
waxaa hambalyo loo diraya mudane c/rashiid cabadal...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MUDANE LIBAN MAHDI ALIAYAN ABDI IYO MURWO FARAX YASIN AHMED HIRAD / HADAAFTIMO
Monday, 05 October 2009 09:04
Tahniyad Aroos oo ku socota Mudane Liban Mahdi Ali...
tahniyad1.jpg TAHNIYADA DHALASHO / AXMED NUUR MADOOBE IYO AAMINA CABDI MAXA'ED
Thursday, 10 September 2009 07:13
Anagoo kala ah dad ku quran hoos oo ah:2)    ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH/ MARAXUUM MAXAMED CABDI DHEERE / CEERIGAABO
Sunday, 13 December 2009 00:02
Caasha Taraawil Mahad Maxamuud Cumar Hoori iy...
me TACSI NAXDIN LEH / WAXAA DIRAYA ARDAYDA JAAMACADA BOSASO
Saturday, 05 December 2009 03:02
bismilaahi rahmaani rahiimanagoo ah ardayda jaamca...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUMAD MARYAN DUCAALE SAALAX IYO MARXUUM FAYSAL ISMACIIL AXMED GAAS
Tuesday, 01 December 2009 16:35
    Marwo Sahro Xuseen Cismaan...
tacsi.jpg Jaaliyada Reer Sanaag ee Newzealand oo tacsi udiraya qoyska iyo qaraabada Alla hawnaxariistee Cawed Suldan
Friday, 27 November 2009 16:06
Dhamaan macagyadan hoos ku qoran joogana dalka New...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CAWED SULDAAN / WAXAA DIRYA ARDAYDA REER SANAAG IYO HIGHLAND EE MALAYSIA
Wednesday, 25 November 2009 17:49
inaa lilaahi wa inaa ilayhi rajucuun ..waxaa halka...