Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeer aan Noociisa Hore loo Arag ku Maray Xalay Goobo Kala Duwan
Hargeysa: Xog-waraysiyadii yaabka lahaa ee Madaxweynaha, firka-naxii dadweynaha meheradaha uu booqday iyo ducadii ka dambaysay Hargeysa (Jam)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kormeer aan noociisa oo kale hore l...
Last Modified: Fri 10th Jun,2011
Dhanxiir; waxaad ka warrantaa ururradan la yidhi hala furo ma Muuse ku xumayn baa, ma dimuqraadiyad baa
Maansha Allaah; Alleylehe, Somaliland qayrkeed iyo qayr-ku-xigaheedba dhaaftay, kol hadday maantaba is dhex qaadayaan wufuudda ka kala yimi bin Yurub ilaa Indhayarta Eeshiya. Bal eeg wasiirkan reer Holland iyo raxanta diblomaasiyiinta ah ee uu wato e...
Last Modified: Fri 10th Jun,2011
Toddobaadka Qur’aanka Kariimka ah oo Hargeysa Ka Bilaabmay iyo Nuxurka Ujeedada laga Leeyahay
Hargeisa (Jam)- Waxa xalay masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa ka bilaabmay barnaamij loogu magac-daray “Toddobaadka Qur’aanka Kariimka ah” kaas oo qaar ka mid ah culimada waaweyn ee dalku dadweynaha ugu soo bandhigi doonaan mucjisada ku duuga...
Last Modified: Fri 10th Jun,2011
Shirweynihii Afraad ee Ururka Dhakhaatiirta Somaliland oo Hargeysa ka Furmay
Hargeysa (Jam)- Shirweynihii afraad ee Ururka ay ku bahoobeen dhakhaatiirta Somaliland (Somaliland Medical Association - SMA) ayaa shalay ka furmay huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa. Shirweynahan oo ah mid lagu dooranayo hoggaanka ururka e...
Last Modified: Fri 10th Jun,2011
Dawladda Holland oo ku Dhawaaqday inay Danaynayso Kor-u-qaadista Iskaashiga la Xidhiidha Kobcinta Dhaqaalaha iyo Nabadgelyada oo Dhexmara Somaliland
Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ah ee Holland iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimi Hargeysa iyo nuxurka kulamadii ay la yeesheen masuuliyiinta Somaliland “Waannu ognahay in Somaliland tahay meel nabadgelyadeedu sugan tahay, ...
Last Modified: Thu 09th Jun,2011
Dhanxiir; waxaad ka warantaa sirdoonkan Itoobiya ee magaalooyinkeena ka dhex ugaadhsanaya tallow yaa u fasaxay
Maansha Allaah; Alleylehe, xarakaadkii xildhibaannada Guurtidu meel fiican buu marayaa oo durba dhaqdhaqaaqyo ayaa bilaabmay markii Xeerkii Isgaadhsiinta lagu daray ajandahooda. Weliba oday weyn Allaah weyne oo ka sii nool guurtidii qadiimiga ahayd o...
Last Modified: Thu 09th Jun,2011
Saddexda Xisbi Qaran oo Aragtiyo Iska soo Horjeeda ka Bixiyey Furashada Ururrada Siyaasadda
UDUB oo ka qayliyey furista ururrada, KULMIYE oo soo dhoweeyey go’aanka guddiga iyo UCID oo ka dhursugaya go’aanka kama dabaysta ah ee Madaxweynaha Hargeysa (Jam)- Labada xisbi mucaarad ee UDUB iyo UCID, ayaa si adag u deedafeeyey go’aankii guddig...
Last Modified: Thu 09th Jun,2011
Xildhibaan Bulqaas oo Sheegay in Furashada Ururradu Isbeddelka ku Keeni Karto Aragtida Bulshada Sool iyo Sanaag/bari
Hargeysa (Jam)- Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah mudanaayasha Golaha Wakiillada ee ka soo jeeda Gobolka Sanaag, ayaa sheegay in furashada ururrada siyaasaddu isbeddel ku keeni karto aragtida siyaasadeed ee dadka ku dhaqan gobollada Soo...
Last Modified: Thu 09th Jun,2011
 
Radio Jamhuuriya
Listen to Jamhuuriya Radio

 

Quick Vote